Garowe(Lug) Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta Booqasho gaaban ku Tegay Dekeda weyn ee Magaalada Bosaaso taas oo uu ugu koorgalayo Mr:Faroole sida ay u shaqayso dekada bosaaso oo ah insha kaliye ee dowlada puntlan dalkhi ka hesho. (more…)
Filed under: News2 | Leave a Comment »





