1- Cisman Xadi Siciid - Kulmiye - Bahabar Abokor, Mahadcase, GadaBursi
2-Maxamed Jamac diriye Kulmiye Abrayn, GadaBursi
3- Cabdilahi Cali Awnuur Kulmiye Bahabar Muuse, GadaBursi
4- Maxamud Ibrahim Ismail Kulmiye Bahabar Celi, GadaBursi
5- Cige Cali Xuseen Kulmiye Bahabar Muuse, GadaBursi
6- Cisman Farax Tukaale Kulmiye Abrayn, Gadabursi
7-Xaamud Maxamed Ducaale Ucid Bahabarmuuse, Gadabursi
8- Saacad Nur Xaaji Jmaac Ucid reer Xareed, Isaq
9-Cilmi farax Sugaal Wadani Bahabar Muuse, Gadabursi
10- Axmed Xuseen Badmaac wadani Bahabar Muuse, gadabursi
11- xasan Maxamud Dhinbiil Xaqsoor Ciise
12-Muumin Muuse Ducaale Xaqsoor Ciise
13- Ibrahim Jamac Vige Xaqsoor Ciise
Filed under: News2

Maashaa Allaah hambalyo hambalyo xaq u dirirka Samaroon ka naxoow narta waa DHUL NINKIISII BAA ISKA LEH guulaysta yaal geediga wadaay, xaqu ma qarsoomee ninkii dhoofku yimid bay guuldaradu dhibaysaa wakhtigii dhamaayoo wuu dhaqaaqi doonaa
Hambalyo dhamaan umada samaroo. Sida loo bahna weeyaan in dagaan kii samaron ee rag marti ku ah ku tashanayeen manta rag ka soo baxay.
Hambalyo dhamaan umada samaroo. Sida loo bahna weeyaan in dagaan kii samaron ee rag marti ku ah ku tashanayeen manta rag ka soo baxay.That is great job. we need to work hard.
rag dheg, wakaasi fikirkii maxamed case sidaasi ayaan idinka rabnaa , afarta nin ee kale in janis la siiyo ma ahayn,
ninkii dhoof ku yimid baa ka dhaqaaqi
Nous le Djiboutien Bahabar moussa best in the world (BMW), nous felicatons a Maxad case, nous sommes toujours les gens de la terre , cette fois c’est la deuxieme face de faire le District lughaya, et la troisieme de maintenir Saylac and xarirad, Boon, Gerisa, la terre de awdal a une superficie de 22 300 km2. Il faut qu’on sache la superficie et le taux de population . Cette fois l’equipe a gagne……………….
nous les djiboutiens mamasan nous somme contre le vote car le vice president nous a trahi donc on disent ke si vous retournez pa a borama nous declarant la guerre faite attention vs etes pa peuple
ciisoow siigada dabada ka qarsada …………. layskama dhigee waa loo dhashaa
http://www.lughaya.com
Maxamed Case toosoo
Toosoo isku tiirsada ee
Hadba kiina taagdaranee
Taageera waligiinee
Maxamed Casoow Maayarka iyo Mayar ku xigeenka laba jago wada qaado xaq baad u leedihiin 70% dadka ku nool degmada Lughaya iyo Garbo Dadar wa Maxamed Case voteka ayo marqaati
masha allaah walee ninkii dhoof ku yimid bey geeridu dhibtaa waxaa xaqiiq ah nin gaari keenay iyo nin dhumasho ku yimid walee degan ma noqdo maantana maxaa laku hadli waxaan filaa in ay quusteen dad badan heelo been ah loo tumaayay waligeed ceebtan oo kale iyo mid ka fool xunba wey qabsan jireen raga markaa waxaan maanta ku faraxsanahay waxa dagmada lughaya ka dhacay waxaana jeclaan lahaa in uu mid mooyeee aynan 3 xataa laga ilaaaliyo guuul waaana filayay koley aniga ahaan in tan ay ka qabsaneyso iyo mid ka daranba cawaaqib xumada ay kala kul meen degmada lughaya waxaan uku dareneynaa in ay degmada saylac kala kulmaa cawaaqib xumo iyo waji gabax tan la mid ah iyo kaba sii daran masha allaah vivia maxamed case
Anab iyo Korneyl hebel walaal waa guul daro aad iyo aad u weyn oo Gadabuursi soo gadhay waayo mar hadii dhul kaaga niin ciise ama isaaq ka soo baxaay …bal aynu sugno Gabiley iyo hargeysa iyo berbara hadii uu Gadabuursi ka soo baxo…taas iyaa sharaf leh
kkkkkkkkkkk imikay kuugu darantahay u diyaargaraw xebed wuu dhamaaday kaftankii waxaad xasuusandoontaan barigii aad odhanjirteen orodnay orodnay aloog meel layidhaahdiyo oodankii gaadhnee ma kuwa na eryanayaa nale mise ilaahay eed ganbada dumarka xidhateen anagaaa iniga keenay ee waad dhaqaaqi abtiyo
kkkkkkkkkkkkkk walahi saaka inika iyo falastiin ba waad dalbaadegaysaan waa sidii uun
runse ma ah falastiin oohin ka bixi mayso gadabuursina ciise ka hoosbiximaayo
kkkkkkkkkkkkkkkk wan ku faraxsanhy gusha uu timid samaroon oo dhan ayaay kusaysa lkn maxad case guul iyo gobonimo
ugaas samaroon
walaahi ragaaa maxamed case guul wayn bay soo hooyeen mar hadii ay xoreyeen xeebta kana xoreeyeen dadkii cawaanka ahaa ee guntiga gaabnaa ee waliba ilkaha fiiiq fiiqnaa ee dhoofka ku yimiday qaxooti ahaan ………congratulation ….habarxuseen.
kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkk waxaan aad ugu faraxsanahay xamaasada samaroon mid ka dhigtay waanan sugaynay hadaan samaroon nahay faaiido ayay noo tahay tartanka ka dhacay somaliland lughayana waa casimad bahabarmuuse samaroona uu u og yahay waanan ku taageersanahay saylacna waa casimad bahabar celi wanan u ognahay bakina waa caasimada reer nuur wanan u ogolnahay hadan somalilander nahay booramana reer axmed ayaan u rajaynaynaa inay ku soo baxaan xubnaha ugu badan
Waa guul, marka hore tas ka dib, wa inan dadkena wax la qabana oon soo nooleyna.
Wa inanu italka sarna lughaya port. samaronow ogada hadanu lughaya port ku
dadaliin gushan micnoo kuma fadhidoo.
hanbalyo raganimadaa waan ku ogaa gada buursi waxaan kufarxay waan kudiirsaday waan kuqan cay waan ku caafimaaday uusha lughaya lagabilaabo waxaan raadinaynaa xaq badan oo inaga maqan xamadoow mahad
AXMAD GURAY NAGAMA DHIMAN MADHIMAN DHAXAL BUUKATEGAY