Inaa Lilaahu wa’inaa Ilaahu Raajicuun – Shahiidka Saylac Jimacale

shahiidkaSaylacJimcale

Aaskii Marxuunka Shahiidka Saylac

Mudaharad Xoogan oo Gilgilay Borame iyo saylac Maalintii Labaad

mudaharaadXooganookadhacayBorame

Mudoharad hadheeyey Borame iyo saylac oo lagu diidan yahay qaska maamulka Siranyo ka wadaan Saylac oo ah arin marnaba ayna reer saylac aqbali doonin oo Continue reading

Mayer Hussein Iidle oo Laga Reebay Xildhinaadii Kale oo kaligii Xafiiskii Fadhiya

Yaad La Jirtaa – wararka La Isla Dhemarayo Ayaa Batay Markaa Siyaasiga Saylac Difacaaya iyo Caaqilka u Hiilinayaa Ha Is Cadeeyo

saylacFinalMayerHusseinIidleSAYLAC – Waxa cad in maamul goboleedka Siranyo ee loo yaqaano Somaliland uu si cad u cadaystay nacaybka uu  u qabo shacabka aqlabiyada ah ee Gadabursi sidaasi darteed shaqsi kasta oo Hargeysa u shaqo taga oo siyaasada ku jira waxa waajib ku ah inuu iskaga baxo oo uu soo galo Saylac oo garab istaago dadkiisa. Hadii aad maanta u hiilin waydid naga mid ma tihid.

Continue reading

Ciidamo Xoogan ka hor joogsaday mayarkii cusbaa ee Saylac Xafiiskiisii

Kulankii Madax-dhaqameedka Iyo Ergadii Arinta Saylac Oo Waji Gabax la kulmay

Boorama(lughaya.wordpress) kulan dhexmaray galabta ilaa maqribkii madaxdhaqameedka Beelaha Samaroon iyo waftigii xukuumada ee ka koobanaa madaxweyne ku xigeenka Somaliland ,Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ,wasiirada iyo xildhibaanda ka tirsan labada gole ee guurtida iyo wakiilada ayaa soo gaba gaboobay waxaana lagu soo kala baxay iyada oo aan xal laga gaadhin arinta saylac.
Continue reading

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.