Daawo Video: Gudoomiye Ku Xigeenkii Degmada Saylac Oo Sheegay In Doorashada Degmadu Si Xalaal Ah U Dhacday

Borama(Lug) Gudoomiye ku xigeeka degmada Saylac Md: Cismaan Muumin Caare ayaa ka hadlay sidii  ay degmada saylac ugu dhacday doorashadu  gudoomiye ku xigeenka oo ku sugan magalada boorama ayaa warbaahinta siyey Arin uu kaga hadlaayo sida ay u qabsoontay doorashad degmada say oo uu ku tilmaamay inay ahayd mid si xalaal ah u dhacday.

Gudoomiye ku xigeenka oo arinkaas ka hadlaya hadaba hoos ka DAAWO.

 

About these ads

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: