Gabiley(Lughaya)Gudiga doorashooyinka ee degnada gabiley ayaa shaaciyey natiijo hordhac ahayd mardhawyd kadib markii ay muddo badan gacanta ugu jirtay gudiga heer degmo ee doorashooyinka hadaba waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa sida ay u kala heleen Asxaabta iyo Ururada ku loolamayeyba degmada gabilay hadaba waa sida Tan:
1. KULMIYE: waxa uu helay 7. Kursi.
2. WADDANI: waxa uu helay 4. Kursi.
3. UCID: waxa uu helay 4. kursi
4. RAYS: waxa uu helay 2. Kursi.
5. DALSAN: waxa uu helay 2. kursi.
6. XAQSOOR: waxa uu helay 1. kursi
7. UMMADDA: Waxa uu helay.1. kursi.
Magacayada Iyo Xisbiyada Ay Ka Soo kala Baxeen Waaa Sida Tan:
Kulmiye:
1- Cabdiqaadir Maxamed Faarax
2- Cabdi Ciidle Cali Ismaaciil
3- Cibaado Maax Cilmi
4- Shucayb Maxamed Muuse
5- Cali Maxamed Sheekh Saleebaan
6- Maxamed Amiin Cali Alaalle
7- Dr. Axmed Cali Maxamed
UCID:
1- Cumar Cali Obsiiye
2- Maxamed-Amiin Cumar Cabdi
3- Caydaruus Cabdilaahi Sheedaal
4- Mahdi Maxamed Xaashi Jaamac
WADDANI :
1- Xasan Axmed Maxamed Aadan
2- Cali Maxamuud ismaaciil
3- Iid Xasan Cabdi
4- Cabdicasiis Cabdilaahi ismaacii
DALSAN:
1- Cali Axmed Yuusuf Xaashi .
2- Mustafe Sayid Abokor .
RAYS:
1- Cabdisamad Sheekh Aadan Amiin .
2- Axmed Siciid Kibaar.
XAQSOOR:
1- Nimco Axmed Cabdi
UMMADDA:
1- Cabdi Yuusuf Daahir Goole.
Lughayanews: Gabiley.
Filed under: News2
