Daawo Video: Sida Madaxweynaha Soomaaliya Loogu Soo Dhaweyey Dalka Turkiga Markuu Gaaray Iyo Heshees Ay Labada Madaxweyne Qalinka Ku Duugeen

Istanbul(Lughaya) madaxweynaha soomaliya MD: Xassan Sheekh Maxamuud ayaa bar yahan danbe ku sugan wadankan Turkiga isagoo kulamo la yeelanaya madaxda wadanka turkiga markuu uu madaxweyne Xassan waxuu kulan la yeeshay  dhiggiisa wadankan MD: Cabdalle Guul. iyadoona labada madaxweyne ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ka mid tahay sii kobcinta iyo sare u sii qaadida xiriirka walaaltinimada ku dhisan ee Turkiga iyo Soomaaliya iyo waliba siddii ay dowladdaTurkigigu u sii amba qaadi lahayd howlaha ay ka wado gudaha Soomaaliya. Waxaa sidoo kale kulankii shalay ay madaxdu ku kala saxiixdeen heshiis.

HADABA HOOS KA DAAWO SIDA UU KULAN U DHACAY:

About these ads

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: