Natiijooyinka 17 Degmo Oo Dalka Ah, Codadka Laga Dhiibtay Iyo Sidday Ururadda/Xisbiyaddu U Kala Heleen

Hargeysa December 7, 2012 (Lughaya.com) – Guddiyada Komiishanka doorashooyinka u jooga degmooyinka kala duwan ee Somaliland ayaa tan iyo markii doorashadda golayaasha deegaanku dhammaatay si ku meel-gaadh ah ugu dhawaaqayey natiijadda codadkii laga dhiibtay goobahaasi iyo weliba tiradda xildhibaanada u soo kala baxay ururadda iyo axsaabta siyaasadda dalka.

Guddiyadda Komiishanka u jooga deegaanada doorashaddu ka dhacday ayaa mid walba gaarkiisa ugu dhawaaqay natiijada ka soo baxday codadkii Muwaadiniintu ka dhiibteen doorashadda, iyagga oo sidoo kalena bayaamiyey sida ururadu u kala heleen.

Deegaanadda lagu dhawaaqay natiijadda codadka laga dhiibtay oo ay ugu waaweyn yihiin Magaalooyinka Ceerigaabo, Burco, Berbera iyo Gabiley, ayaa ururada iyo axsaabtu ka kala heleen codad aad u kala fog, iyadda oo Musharixiintii uga sharaxnaa intoodii badnayd ay hadheen ururadda qaarkood, taasi oo keentay muran iyo in meelaha qaarkood Musharixiinti dalbadaan in dib loogu celiyo tirinta codadka ka soo baxay si loo qanciyo Musharixiinta aan natiijada ku qancin.

Liiska Degmooyinka Lagu Dhawaaqay Iyo Xildhibaanada Ururada iyo Axsaabtu ka kala heleen:

Degmadda Ceel- AFweyn: waxa ay ka kala heleen xisbiyadu sidan : Kulmiye 8 Xildhibaan, Rays 3 Xildhibaan, Waddani 3 Xildhibaan, Ummadda 1 Xildhibaan, Ucid 1 Xildhibaan Dalsan 1 Xildhibaan, Xaqsoor 0 Xildhibaan.

DEGMADDA SHEEKH:Waddani 4 Xildhibaan ayuu ka haley, Kulmiye 4 xildhibaan, Ucid 3 xildhibaan, Dalsan 1 xildhibaan, Xaqsoor 1 xildhibaan, Ummadda waxba kama helin degmadaasi, RAYS waxba kama helin.

DEGMADDA SAYLAC: Kulmiye 6 Xildhibaan, Waddani 4 Xildhibaan, Xaqsoor 3 Xildhibaan, Ucid 2 Xildhibaan, Dalsan 1 Xildhibaan, Umadda 1 Xildhibaan, Rays 0 Xildhibaan

DEGMADDA BAKI: KULMIYE 5 Xildhibaan, WADANI 4 Xildhibaan, DALSAN 1 Xildhibaan, UMADDA 2 Xildhibaan, XAQSOOR 1 Xildhibaan, RAYS 0 Xildhibaan, UCID 0 Xildhibaan.

DEGMADDA OODWEYNE: UMMADDA 7 Xildhibaan, WADANI 6 Xildhibaan, KULMIYE 1 Xildhibaan, XAQSOOR 1 Xildhibaan, UCID 1 Xildhibaan, DALSAN 1 Xildhibaan, RAYS 0 Xildhibaan.

Degmadda BALIGUBADLE: XAQSOOR 7 xildhibaan, KULMIYE 2 xildhibaan, WADANI 2 Xildhibaan, UCID 1 xildhibaan, DALSAN 0 Xildhibaan, UMMADDA 0 Xildhibaan, RAYS 0 Xildhibaan.

Degmadda LUGHAYA: KULMIYEK 6 Xildhibaan, XAQSOOR 3 Xildhibaan, UCID 2 Xildhibaan, WADANI 2 Xildhibaan, UMMADDA 0 Xildhibaan, DALSAN 0 Xildhibaan, RAYS 0 Xildhibaan.

Degmadda CAYNABO: KULMIYE 6 Xildhibaan, XAQSOOR 4 Xildhibaan, WADANI 2 Xildhibaan, UMMADDA 1 Xildhibaan, RAYS 0 Xildhibaan, DALSAN 0 Xildhibaan, UCID 0 Xildhibaan.

Degmadda QORILUGUD: Kulmiye 3 Xildhibaan, Waddani 1 Xildhibaan, Rays 1 Xildhibaan, Umamada 1 Xidhiban, Ucid 1 Xidhiban, Xaqsoor 0 Xildhibaan, Dalsan 0 Xildhibaan.

Degmadda GAR-ADAG : Rays 8 Xildhiban, Kulmiye 3 Xildhiban, Waddani 2 Xildhibaan, Ucid 0 Xildhibaan, Ummadda 0 Xildhibaan, Xaqsoor 0 Xildhiban, Dalsan 0 Xildhibaan.

Degmadda SALAXLEY: Ucid 5 Xildhibaan, Kulmiye 3 Xildhibaan, Xaqsoor 2 Xildhibaan, Waddani 2 Xildhibaan, Rays 1 Xildhibaan, Ummadda 0 Xildhibaan, Dalsan 0 xildhibaan.

Degmadda LAACANOOD: Kulmiye 6 Xildhibaan, Xaqsoor 5 Xildhibaan, Waddani 3 Xildhibaan, Ucid 3 Xildhibaan, Ummadda 2 Xildhibaan, Dalsan 1 Xildhibaan, Rays 0 Xildhibaan.

Degmadda Boorame, Kulmiye 7 xildhibaan buu helay, WADANI 4 Xildhibaan, UCID 3 Xildhibaan, UMMADDA 3 xildhibaan, RAYS 2 Xildhibaan, XAQSOOR 1 Xildhibaan, DALSAN 1 Xildhibaan.

DEGMADDA BURCO: Kulmiye 7 xildhibaan, Waddani, 5 xildhibaan, Rays, 4 xildhibaan, Umadda 3 xildhibaan, Xaqsoor 1 xildhibaan, UCID, 1 xildhibaan, Dalsan 0 xildhibaan.

DEGMADDA Ceerigaabo oo ay ka ay guud ahaan ka coddeeyeen 66988, waxa Waddani oo helay 18828 uu helay 6 xildhibaan, Kulmiye oo helay codad dhan 15866 waxa uu helay 5 xildhibaan, Umadda oo helay codad dhan 13919 waxa uu helay 4 xildhibaan, UCID oo helay 5658 waxa uu helay 2 xildhibaan, RAYS oo helay codad dhan 5114 waxa uu helay 2 xildhibaan, Xaqsoor oo helay 4898 waxa uu helay 1 xuldhibaan, Dalsan oo helay 2714 cod, waxa uu helay 1 xildhibaan.

Degmadda Burco: degmadda Burco oo ay caddeeyeen 129271, ayaa waxa xisbiga Kulmiye oo hela 42561, waxa uu helay 7 xildhibaan, Waddani oo helay 29633 cod, waxa uu helay 5 xildhibaan, ururka RAYS oo helay 24685 cod, waxa uu helay 4 xildhibaan, Umadda oo helay 18458 cod, waxa uu helay 3 xildhibaan, xisbiga UCID oo helay 7587 waxa uu helay 1 xildhibaan, Xaqsoor oo helay 4212 cod, waxa uu helay 1 xildhibaan, Dalsan oo helay 2135 cod, waxba ma helin, maadaama oo uu aanu gaadhin codadka ururku ku helayo kursiga oo ah 6155 cod.

Degmadda Gabiley: Kulmiye waxa uu ka helay 7 xildhibaan, Waddani, waxa uu ka helay 4 xildhibaan, UCID, waxa uu ka helay 4 xildhibaan, RAYS, waxa uu ka helay 2 xildhibaan, Dalsan, waxa uu ka helay 2 xildhibaan, Xaqsoor, waxa uu ka helay 1 xildhibaan, ururka Umaddu waxa uu ka helay 1 xildhibaan.

Degmadda Berbera: Kulmiye oo helay 17261 cod, waxa uu helay 9 xildhibaan, UCID oo 10929 cod, waxa u soo baxay 5 xildhibaan, WADDANI oo helay 6272 cod, waxa uu helay 3 xildhibaan, RAYS oo helay 3853 cod, waxa uu helay 2 xildhibaan, UMMADDA oo helay 2139 cod, waxa uu helay 1 xildhibaan, XAQSOOR oo helay 2123 Cod, waxa uu helay 1 xildhibaan, DALSAN oo helay 680 cod, wax xildhibaan ah ma helin.

About these ads

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: