Waddada Isku Xidha Jaamacada Camuud Iyo Gegeda Diyaaradaha Borama Oo Loogu magacdaray Eng. Gando. Road

ImageDec 7, 2012 Borama(lughaya) – Waxaa maanta la soo gaadhsiiyay shabakada caalamiga ah ee lughaya.com warqad ay masuuliyiinta Dawlada hoose ee magaalada Boorama ku cadaynaayaan in loogu magacdaray jidka halbawlaha ah ee isku xidha jaamacada Camuud iyo Gegada Diyaaradaha ee Boorama Eng. Maxamed Cumar oo ku magacdheeraan Eng. Gando ahaana Injineerkii Dawlada hoose ee Boorama, islamarkaasina ahaa masuulkii wadadaasi gacanta ku hayay ee rabay in uu dhiso balse ajashee eebe ay ka soo gaadha Alaha u naxariistee.
Hadaba waxaanu halkan idiinku soo tabinaynaa sida ay warqadani cadaynaysa in maanta oo ay bishutahay 6,12,2012 laga bilaabo ay caan ku noqonayso jidkaasi aanu kor ku soo xusnay magaca marxuun Eng. Gando oo magaca wadaduna noqonaayo Eng. Gando Raod, halkan ka akhriso warqadani iyo sida ay u dhigantahay

.ImageImage

About these ads

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: