Lughaya.Com: Fanka iyo Suugaanta – Waa Maxay Sobobta Felis u Dooratay Inay Fanaanad Laacdo?

LughayaEntertainment1

LUGHAYA.COM – Barnaamijka fanka iyo suuganta Soomaalida waxaan ku falanqaynaynaa maanta waa maxay sobobta fanaanada codka macaan ee Falis Waayaha Cusub ay u doortay inay xiisad ka dhex abuurto fanaaniinta dhexdooda oo fanaaniin yaryar oo ay ka mid tahay Hamda Queen ay dagaalka dhinaceeda kasoo gasho markay aragtay gardarada cad iyo talaabada fanka ka baxsan ee Felis ku kacday.

Dadka fanka iyo suugaanta indho indheeyaa waxay ku tilmaameen Felis inay ka ahayd aad kusoo shaac baxdid sudhashada ay laacday Ikran Carale oo dhabtii ah fanaanad shacbiyad, cod macaani, iyo heeso macaani isku darsatay.

Arintaasi Felis way u shaqaysay oo dad badan oo shabakada Lughaya.Com ay way waydiisay inay aqoon u leeyihiin fanaanada Felis Waayaha cusub – badan koodu wax aqoon ah ama meel ay ku heesto may garanayn ilaa ay abuurtay xiisadii Ikran Carale ka hor.

Fanaaniin badan ayaa Felis ku eedeeya inay ku guuldaraysatay caan inay ku noqoto xiisad ka baxsan fanka. Fanka iyo suugaantu ma’aha hub la’isku weeraro laakiin waa maaweelo dhaqan oo bulshada u turjuma farxadaha iyo dabaaldegyada. Arimaha qoyska lama soo dhex gasho fanka waayo fanku ma’aha madhab diineed waa dhaqan la’isku afgarto oo bulsho degaan iyo af wadaagtaa ay ku faanaan weheshigeeda.

Da’yarta fanka ku cusub sida Hamda oo kale sidaasi darteed waxay u baahan yihiin fanaaniin ka horaysay oo ku dayasho mudan halka ay Felis ka fikirtay inay shacabka isku barto laacista fanaanad la mida oo ka yara hor talaabsatay. Fanaanada Felis Garadla oo isticmaashay dhagax ceebeed yar ama alufitay xamaasad yar ooy moodaysay inay badhi-cintaali oo ay safka tartanka fanka halka hore ka galin iyadoo ka leexatay dariiqii haboonaa ee fanku lahaa ee ku dhisnaa karti iyo xirfad faneedkii caanka aan ku ahayn.

La soco jimacaha danbe hadii eebe idmo fanaanka ugu codka macaan iyo fanaanada ugu shacbiyada badan – Felis Garadla waxay qaaday fanaanada ugu shacbiyada yar fanaaniinta maanta iyadoo hadana ku jirta kuwa ugu codka macaan.

Lughaya News

About these ads

2 Responses

  1. BISINKA SHARAFTA HA ISKA QADINA MADAMA AD SIDATAAAN MAGACII LUGHAYA MIDA KALE MAHAN INKA IN LABO NAGOOD AD AD MID TIDHAHDAAN WAA LA YAQAANAY MIDNA IMKAA LA BARTAY SHARAF DHAC IKRAN MAY JIRIN BARIGII AY FALIS JIRTAY LKIN SUQA IKRAN WAY SOO GASHAY FALISNA WAY KU JIRTAY SUQA IYADOO WALIBA HAYSTA TAGEERO BADAN OO KA BADAN KUWA IKRAN INKA WARKA KU KOBNAADA

  2. qofkan qoray waa taagere ikran carale lkn qof fanka garanaya maaha waayo falis ayu idhi waxa ka horaysa ikran carale wa waxan dhici karin ku noqo ayan ku odhan laha wayo falis markan garanaynay man garanayn ikran carale

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: