Waa Maxay Xidhiidhka ka Dhexeeya Rabshadaha Hargeysa, Ururkii Xaqsor, Buunbuuninta Hadhwanaag, Le Pen iyo Murdoch

XumaarSoorXaqsoorHadhwanaag

Jawaabta shacabka ayaa laga sugayaa? Wasiirka arimahaa gudaha ayaa ka jawaabay waa maxay xidhiidhka ka dhexeeya rabshadaha Hargeysa iyo guuldarada ururkii fashilmay ee Xassan Ciise. Ururku ma fashilmeen dad masaakiin ahna dhiigoodu ma daadeet hadii la’iska qaban lahaa masiibada uu Xassan Ciise dalka isku dayey inuu ka dhex alooso waa sida ay wararku sheegeene.

Ururkan ayaa beelaha darifyada kula kacay qabyaalad iyo cunsuriyad cad isagoo lagu eedeeyey inuu dalalka jaar lasoo galay heshiis dhul boob lacag ka badan half milyana qaybna la siiyey qaybna uu filayey markuu guusha Ismacil Cumar Geele markuu siiyo in loosoo dhamaystiro.

Waxa halkaa ka cad oo mesha ka baxay tartankii xalaasha ahaa ee shacabka Somaliland ka dhexeeyey isagoo u tafo xaytay inuu dhiigaa ku daadatay xaafada Axmed Dhagax uu dalka oo dhan ku daadiyo.

Somaliland hadii ay ahaan lahayd dal u dhigma dalka Norway …maanta Xassan Ciise maxkamad ayaa lasoo taagi lahaa isaga iyo kuwa warbaahinta ah ee shacabka kicinaya. Waxa hadalkaa ka dhawaajiyey masuul ka mid ah shacabka Hargeysa oo magaciisa ka gaabsaday isagoo ka baqaya inuu shacabka u horseedo dhibaatada uu Xassan Ciise Xaqsoor uu dalka ku riday ee ilaahay ka qabtay umada.

Lughaya News Hargeysa

About these ads

One Response

  1. Qoladiinan reer boorame. waxaad ogaataan in aad tihiin gun reer sheekh isxaaq hoos joogi doonta waligeed , waxba ha kala jeclaanina siiraanyo iyo xasaan , labaduba waa rag tol ah ,,, kkkkkkk

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: