Mudoharad hadheeyey Borame iyo saylac oo lagu diidan yahay qaska maamulka Siranyo ka wadaan Saylac oo ah arin marnaba ayna reer saylac aqbali doonin oo ay ku tilmameen inay horseedayso dumista Somaliland. Shacabka iyo waxgaradka iyo cuqaal farobadan ayaa muujiyey taageerada ay u qabaan shacabkooda sida xalaasha a ku doortay mayerka Xuseen iidle iyo Sacad dahir iyo xildhibaanada aqlabiyada ah.
Xaalada ayaa kasii daraysa walina wax xal ah oo reer saylac anfaca xukuumadu ma horkeenin shacabka iyo waxgaradka Awdal iyo Selel
Lughay News Borama
Filed under: News




Wanu gadhi hamigayaga hadanu
nahay samaron oo cod aqlabiyad
iyey kuso baxeen 10 geesii.