Jimcaale waxaa u qalma Allah naxariisto in loo dhiso taalo ay maagaaladu ku booqoto si loo xasuusto taarikhdiisa waxaan u noqday shihiidkii kowaad ee ka dhashay magalada borama ee arintiisa loo wada dhan yahay waxanan balan qaadaya aniga in aaanka qay qaadanayo ka dhalin yara ahaan arintaa yaaan la dhayal san si ay u noqoto xus qaran wiilkaas arinta uu u dhintay
[...] Inaa Lilaahu wa’inaa Ilaahu Raajicuun – Shahiidka Saylac Jimacale [...]

Jimcaale waxa uu uga tagay dhalinta ree awdal iyo goboladeeda kala duwan talaabo tariikhiya oo umad kasta ku hanato xaqeega joogtada ah. Mujahid Jimcaaleh, waxa u mutaystay in wadada ugu muhiimsan ee Magalada Saylac in lagu magacabo magiciisuna taarikhda dahabiga ah balka sare kaga yaalo isaga iyo Mujahidki labaad ee shalay ugeeryooday dhawaci soogadhay.