SAYLAC – Waxa cad in maamul goboleedka Siranyo ee loo yaqaano Somaliland uu si cad u cadaystay nacaybka uu u qabo shacabka aqlabiyada ah ee Gadabursi sidaasi darteed shaqsi kasta oo Hargeysa u shaqo taga oo siyaasada ku jira waxa waajib ku ah inuu iskaga baxo oo uu soo galo Saylac oo garab istaago dadkiisa. Hadii aad maanta u hiilin waydid naga mid ma tihid.
Fariinta ugu wayni waxay ku socotaa madaxwayne ku xigeenka oo si toos ah sharaftiisa meel ay kaga dhaceen beesha Hargeysa fadhidaa oo marna ay sheegaan wax ay dastuur ugu yeedhaan marna ay horjoogsanayaan.
Siyaasigii shacabka u hiilinayaa waa inuu xaqiisa gar iyo gardaraba ku taageeraa Husein Iilde iyo kooxdiisa kii naga soo horjeestaa wuxuu u hiilinayaa Ismacil Cumar Geele iyo maamulka SNM ee Hargeysa oo dhiigii shacabka dhulkayaga ku bixinaya.

Magaca “Land” maad kareebtid plz
Kusoo qor dowlad goboleedka SNM
Dadka maad inta wanaagsan kadhexsaartid inta xun
sida calooshood ushaqaystayaasha
Dadka muwaadininnta ah “waa naftood hurayaashe” kadhaxsaar kuwa kale Intii dhimatayna Allaha u naxariisto Ameen
Awdal waxaan ku ogahay midnimo & towfiiqda Illahay
Masha Allah mar haduu Gadabuursi maanta midoobay GUUL GUUL