WAR DEG DEG AH: Madaxweyne Geele Oo Cusbataal Ku Yaala Dalka Germarka Loola Cararay

DJabouti–(luhaya.com)Tan iyo maammihii lasoo dhaafay waxa isa soo taraya wararka sheegaya Xaalada Caafimaad ee Maadaxwaynaha dhalka DJabouti Ismaaciil omar geele taasi oo laga dayrinayo .

Sida hadaba ay ilowareedyo ku dhow guriga looga taliyo dalka JDJabouti ay tibaaxayaan waxa maanta oo ay tahay Bishu 5tii January 2012 ka loo qaaday madaxwaene Geele dalka Germalka halkaasi oo cisbataalkuyaala lagu daawaynayo.

wararku waxa ay intaasi ku darayaan in  mudooyinkii u danbeeyeyba xaalada caafimaad ee madaxwaynaha dalkaasi Djabouti Mr Ismaaciil Cumar Geele ay ahayd mid aan fiicnayn isaga oo aad uga cabanayay xanuunka Dhiikarka kaasi oo dhawrjeer oo hore lagaga daweeyey dalka gudihiisa.

hadaba sida la ogyahay xaalda guud eedalkaasi Djabouti oo baryahan ahayd mid qasan oo siyaasad xumo iyo dhaqaale daro ku jiray ayaa waxa ay ka midtahay sababaha ku keenay in dhiigu aad u koco taasi oo kadhalatay fikirkii badnaa ee Madaxwaynuhu  uu ku raadinayey xal.

waxakale oo iyaduna meesha aan ka maqnayn hawlihii uu kawaday magaalada Saylac ee faragalinta beelaysan ahayd oo sidii uu doonayey u dhici wayday islamarkaana uu aad uga xumaaday.

sikastaba ha ahaatee su aasha iswaydiinta lihi waxaytahay Booraan hadimo ha qodin ku dhici doontaana mooyiye . taasi waxa ay ka dhigantahay Ismaacil Cumar Geele maanta waxa uu u baahanyahay waa in uu abtiyaaladii cafis waydiisto islamarkaana Ilaahay u toobadkeeno.

 

 

Djibouti: Lughayanews

About these ads

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: