hawlaha kastamka Boorama ayaa ah meelaha ugu muhiimsan ee dhakhliga dawlada dhexe kasoo galo sidaas oo ay tahay waxa jira in dakhligaasi hada yahay mid aad u sareya balse waxa muuqata in ay jiraan dhibaatooyin haysta maamulka kastamka
waakuwan hadaba masuliyiinta Gobolka iyo kastamka oo ka warbixinaya
Gudoomiyaha Gobolka Awdal iyo maamulaha Kastamka Borama oo ka warbixiyey hawlaha kastamka
Posted on January 6, 2013 by lugta
