Axmed Silaanyo oo laba Wasiir ku xigeen oo cusub degreeto ku magacaabay

Continue reading

KOOXAHA KASOO HORJEEDA MAAMULKA ISMACIIL CUMAR GEELE OO XUDUUDA LAWYACADO EE DHANKA DJABOUTI KUFSI UGU GAYSTAY GABDHO SOMALEED OO U TAHRIIBAYEY DJABOUTI

mabLawyacado(lughaya.com)Maleeshiyo Beesha Ciise ka soo jeeda kana tirsan kooxaha mucaaridka ku ah Djabouti ee uu maalgaliyo ganacsadaha Boore ayaa waxa ay mudooyinkan danbe fadhiisimo ka samaysteen xadka dawlada Djabouti ee lawyacado iyaga oo dhibaatooyin kuhayey ciidamada Ismaaciil Cumar Geele ayaa subaxnimadii hore ee saaka abaaro 5tii subaxnimo ku kufsaday Sadex Gabdhood oo yar yar oo ka soo jeeda koonfurta Somaliya oo Tahriib doonayay inay kaga gudbaan xuduuda Somaliland iyo Jabuuti.

Maleeshiyada ayaa sadexdaas Gabdhood oo qaarkood aan Qaan-gaadh ahayn xiligii ay Kufsiga ku wadeen gaadhsiiyay Nabaro iyo dhaawacyo khatar ah oo ay la il-daran yihiin, waxana gabdhahan yaryar lagu dawaynayaa xarun caafimaad oo ku taala Lawyacado.
Gabdhaha ay Maleeshiyaddu Kufsatay oo aan ilaa hada la haynin magacyadooda Saxda ah ayuu Wariyuhu sheegay inay ka yimaadeen Koonfurta Somaliya isla markaana ay doonayeen inay u tahriibaan dhinaca Jabuuti si ay nolol uga raadsadaan.
Maleeshiyadda Kufsatay gabdhahaas ayaa ku sugan degaanka loo yaqaan Qilaan-qilay ee xadka dhinaca Djibouti ah xigta, waxana uu yahay joogitaankoodu mid ay ka war hayaan labada dawladood isla markaana aanan waxba laga qaban.
Si kasta ha ahaatee xukuumadda Somaliland waxa looga baahan yahay inay si dhakhso ah ugu gurmato Gabdhahaas Soomaaliyeed ee ay Maleeshiyadaasi Kufsatay isla markaana waa inay talaabo ka qaado kooxdaas inta aanay ku talaabsan falal kale oo Amniga Dalka khatar galiya.

Xuska Maalinta Xasuuqa SNM ay ka Gaysatay Borama iyo Dilla ee La Gumaaday Shacab Aan Hubaysnayn Inta Xabashi Lasoo Kaxaystay

snmMassacreSomalilandBORAMA- Xuska maalinta ururkii gacanku dhiiglayaasha ee SNM ay ku xasuuqday shacabka Awdal bishii labaad ee sanadkii 1991 ay taariikhdu ahayd 4 ayaa la filayaa inuu ka hirgalo dalka iyo dibadiisa. Iyadoo mudaharaadyo,warbixino iyo waraaqo iyo magaacda kuwa sheegta inay ka mid ahaayeen in loo gudbiyo beesha caalamka lagu balansan yahay inay ka qabsoomaan guud dalalka dibeda. Iyadoo sidoo kale dalka gudihiisa laga qaban doono lagu canbaaraynayo kuwii gaystay falka waxashnimo ee shacab caruur iyo dumar u badan oo aan hubaysnay lagu gumaaday guryahooda iyadoo loosoo kaxaystay ciidamo shisheeye. Continue reading

Hadaad Chrome Isticmaashid Isku Day Inaad E-Explore Ka Gashid Lughaya.Com – Sawirkan Waa Inaad Aragtid: We Look Like This

lughayaNewsWebsite

Ururka Talo-San oo soo bandhigay nidaam cusub oo lagu caawinayo dhalinyarada danyarta ah

Borama Lughayanews . munaasibad balaadhan oo ay ka soo qayb galeen maamulka degmada Borama , saxaafada , shirkada telsom iyo ardayda waxkabarata dugsiyada iyo jaamacadaha Borama  ayaa lagu soo bandhigay hababcusub oo ay isku kaashan karaan dhalinyrada  islamarkaana lagu caawinayo kuwa danyaerta ah

waxana soo qaban qaabiyey ururka Talowadaag ee kahawlgala magaalada Boorama  HALKAN KA DAAWO HADABA

Gudoomiyaha gobolka Awdal oo ugu baaqay reer Borama in ay kala qayb qaataan dibad baxyada walaalahooda kale ee reer somaliland

Boorama (Lughaya) Badhasayaaaabka gobolka gobolka Awdal Mud, Axmed Xadi Sidci kahadlay xaalada guud ee dalka isaga oo taageero xoogan siiyey khudbad Sanadeedkii madaxwaynaha somalilad uu u jeediyey labada gole dhawaan .
Isaga oo kaga xog waramay arimo dhowr ah kuwaasi oo ay ka midyihiin nabadgalyada dalka heerka ay marayso iyo hawlaha hor yaala qaranka guud ahaan waxaanu ugu baaqay Dawlada Bretain ama UK in ay ka noqoto go aamadii ay ku gaadhay hawlaheedii ay ka waday Somaliland in ay Joojisay.
waxaanu ugu baaqay dhamaan dadwaynaha reer Borama in ay ka qayb qaataan banaanbaxyada heerka amaanka dalka lagagana soo horjeedo laga wado dalka oodhan ee la xiriirta xidhiidhka dubla maasi ee UK iyo Somaliland. DAAWO VIDIGAASI

Madax waynaha Somalilad ayaa derejada sarkaalnimada oo kala heer ah ugu xidhay 12 sarkaal oo ka kala tirsan Afarta nooc ee ciidamada ee kala ah Ciidanka qaranka , Ciidanka Booliska Somaliland, Ciidanka asluubta iyo Ciidanka ilaalada Xeebaha.

IMG_0053-150x150Hargeysa (Lughaynews)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka qayb galay xuska sanadguurada 19-aad ee aasaaska Ciidanka qaranka Somaliland oo ku beegan maanta oo taariikhdu tahay 2-da bishan febaury. Continue reading

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.