In Transparency Survey, Somalia is Africa’s Most Corrupt Country and Botswana is Best

corruptionIndexJOHANNESBURG — Somalia has bottomed out in an annual ranking of the perceived corruption of nations, joining Afghanistan and North Korea. Transparency International’s annual Corruption Perceptions Index, released Wednesday, shows Somalia ranked at 174 out of the 174 nations surveyed. Botswana was the highest of all African nations, coming in at 30. Continue reading

Natiijooyinka 17 Degmo Oo Dalka Ah, Codadka Laga Dhiibtay Iyo Sidday Ururadda/Xisbiyaddu U Kala Heleen

Hargeysa December 7, 2012 (Lughaya.com) – Guddiyada Komiishanka doorashooyinka u jooga degmooyinka kala duwan ee Somaliland ayaa tan iyo markii doorashadda golayaasha deegaanku dhammaatay si ku meel-gaadh ah ugu dhawaaqayey natiijadda codadkii laga dhiibtay goobahaasi iyo weliba tiradda xildhibaanada u soo kala baxay ururadda iyo axsaabta siyaasadda dalka.

Continue reading

Waddada Isku Xidha Jaamacada Camuud Iyo Gegeda Diyaaradaha Borama Oo Loogu magacdaray Eng. Gando. Road

ImageDec 7, 2012 Borama(lughaya) – Waxaa maanta la soo gaadhsiiyay shabakada caalamiga ah ee lughaya.com warqad ay masuuliyiinta Dawlada hoose ee magaalada Boorama ku cadaynaayaan in loogu magacdaray jidka halbawlaha ah ee isku xidha jaamacada Camuud iyo Gegada Diyaaradaha ee Boorama Continue reading

Ururkii Fashilmay ee Xaqsoor oo Xasilooni Daro iyo Rabshado Xoogan ka Abuuray Magaalada Hargeysa

xaqsor, Xumaarsoor, xassan CiiiseHARGEYSA: Rabshado la sheegay inay ka socdaan magaalada Hargeysa kadib markii lagu dhawaaqay natiijada doorashada degaanka ee magaalada oo ururo cusub oo dalka ku haya Continue reading

Natiijadda Doorashada Golaha Deegaanka Hargeysa Oo Lagu Dhawaaqay Goordhawayd.

breakingNewsHergeisa(Lughaya) Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay natiijadda doorashadda golayaasha deegaanka ee Caasimadda Hargeysa. Guddida oo ilaa shalay laga sugayey natiijadda la kala helay ayaa waxay ku dhawaaqeen natiijooyinka ka soo baxay iyo weliba tiradda xildhibaanada ay kala heleen ururadda iyo Axsaaba siyaasadda Somaliland.

Continue reading

WAR DEG DEG AH: Qarax Ka Dhacay Suuqa Bakaaraha Goordhawayd Oo Geysatay Dhaawacyo Dadkii Suuqa Ka Ganacsanyey Ah

Muqdisho(Lughaya) Qarax ay ku dhaawacmeen in kabadan 10 ruux ayaa goordhow ka dhacay gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, Qaraxan oo ahaa miino gacanta laga tuuray ayaa waxaa uu sababay dhaawaca 13 qofood kuwaas oo ku sugnaa suuqa Bakaaraha gaar ahaan qeybta Dahablaha. Continue reading

Daawo Video: Sida Madaxweynaha Soomaaliya Loogu Soo Dhaweyey Dalka Turkiga Markuu Gaaray Iyo Heshees Ay Labada Madaxweyne Qalinka Ku Duugeen

Istanbul(Lughaya) madaxweynaha soomaliya MD: Xassan Sheekh Maxamuud ayaa bar yahan danbe ku sugan wadankan Turkiga isagoo kulamo la yeelanaya madaxda wadanka turkiga markuu uu madaxweyne Xassan waxuu kulan la yeeshay  dhiggiisa wadankan MD: Cabdalle Guul. iyadoona labada madaxweyne ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ka mid tahay sii kobcinta iyo sare u sii qaadida xiriirka walaaltinimada ku dhisan ee Turkiga iyo Soomaaliya iyo waliba siddii ay dowladdaTurkigigu u sii amba qaadi lahayd howlaha ay ka wado gudaha Soomaaliya. Waxaa sidoo kale kulankii shalay ay madaxdu ku kala saxiixdeen heshiis. Continue reading

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.