QALINKAAGU WUXUU TABAYAA CADAALAD DARRO HADDII AAD SIDAN AQOON YAHAN KU TAHAYNA HA NASOOMARIN MARKAAD CAAQIL NOQOTO

NIMCOOYINKA ILAAHAY KU SIIYAY WAXAA LAGU FARAY IN AAD CADAALAD KU FULISO

Asalaamu calaykum warax matulaahi wabarakaatuhu dhamaan akhyaarta, asxaabta iyo aqoonyahanada ku midoobay (SYG) waxaan marlabaad idin leehay waad salaaman tihiin bacda salaam walaalo waxaan arkay wax iga yaabiyay kolay ninba marbuu yaabaaye wax kale maaha ee waa maqaal uu soo qoray nin la yidhaa “CAlI COOMAY” Waxaanan maqli jiray magac ciyaar kuma baxo waxaanan rabaa in aan shaqsin cidna durin laakiin aan baraarujiyo ninkan aan magaciisa ku soo xusay kor ee sheeganaya in uu taariikh yahan waxaan marlabaad ku odhan lahaa in aad barato macnaha iyo ereyga taariikh, deegaan iyo deegaameyn intaasi canaan ha iga ahaato waxaan se sheeko kooban oo ku saabsan cali coomay odhan hanoqon indhoole indhoole hagaya oo aan kala ogayn bohol iyo bari hana is odhan taaraakhda u riix dhanaca aad rabto iyo danta aad leedahay ee sababee hadii ay caadifad iyo cadho ku haysana ixtiraam qallinka oo runta bar waxaan fahmi karnaa noocaagaas oo kale in uu yahay dadka project ku raba in ay dhul ayna hayb iyo hanba u lahayn in ay ergeeyaan laakiin ILAAHAY BAA QURAANKIISA KU SHEEGAY (WALANTAJIDHA BISUNATILAAHI TABDIILAA) Continue reading

Ayaa u Hiiliyey Saylac Ayaase Hakraday

IloveSaylacSamaronLand102Anigoo ah Cilmi montekarlo waxaan halkan maanta rabaa inaan dadkeena aan xasuusiyo iyaa saylac u hiiliyey oo cadowga ka riday ayaase hagraday. Runta hadaad sheegto qaar badan ayaa kaa hor iman doonaa laakiin runta sheega baa la yidhi sidaas ayuu ilaahay inigu jeclaaniye.

Divided Somaliland and The Way Out

NEC_Somaliland_d0008The Local Council Elections that were held in Somaliland on 28th November 2012 left behind bitterness, bloodshed and deep divisions between the clans as well as moments of joy and celebration. Although the election started in a festive mood, its aftermath proved the fears of observers about the irreparable fissions that such unfettered democracy and flawed electoral system could bring to a tribal society like Somaliland. And on top of this comes the lack of independent judiciary that could handle disputes with fairness and the government’s rejection to abide by the rules it put in place.

Continue reading

The False Claim of Saylac by Issa Djibouti Has Come to an End, Why and How? – Djibouti is the Next BattleField

Djibouti: 1) Information on the Gadaboursi tribe. 2) Their relationship with the Issas and the Afars. 3) Support to any groups. 4) Information on their jobs, educational or other opportunities compared with other groups

1) The Republic of Djibouti is formed of two main ethnic groups: the Afar and the Somali. The latter consists of several clans including the Gadabursi. Historically, France, the colonial power, has empowered the Issas clan at the expense of the Gadabursi. Continue reading

Dhulkaaga oo aad sahal ku bixiso silic baad kusoo ceshataa

Marka hore waxan salaan qiimo badan usoo jeedinayaa dhamaan bulsha waynta sharafta iyo karaamada leh ee ku dhaqan gobalada Awdal iyo salal iyo gabilay, gaar ahaan reer Saylac iyo dhamaan saxaafada sharafta leh ee u heelan markasta xaqiiqda iyo waaqaca ka jira dalka in ay u soo gudbiyaan bulshadooda hadii aan u dhaadhaco mawduuca iyo u jeedada maqaalkan uu xambaarsan yahay.

Somaliland’s Election Results: Factions, Friction, and Fragmentation

JacfarJamacBy Jaafar M.  Sh Jama: “Don’t take away what we have received through fair and free elections.”

(Quotation from Suldan Abshir Maxamuud Ducaale)

The self-declared Republic of Somaliland held municipal elections (council elections) during the month of November 2012.  Municipal elections are for city commissioners, Continue reading

Waxan Cambaaraynaynaa Tuugta Reer Awdal Ee Dhuuni Qaatayaasha ah Ee Siilaanyo Iyo Saylici ka Direen Hargeysa

sayliciooQarxayTaariikhdu way is qoraysaa, Abaal badan abaal badh ah, abaal bur iyo dheeraada, Ninba kiisa kaan ugu bedeli beerka ka ogsooni!

Continue reading

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.