Urur weynaha ARDAA ee magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa maalintii Axadii ee bishani ahayd 20 waxay qabteen shir weyn oo si heer sare ah loo soo diyaariyey. Shirkaasi waxa kasoo qayb galay boqolaal qof oo ka mid ah dadka ku nool magaaladaasi kana soo jeeda beelweynta Gadabuursi ee ku nool dalalka Somaliland, Ethiopia iyo Djabouti. (more…)
Filed under: Press Release | Leave a Comment »
