Ururka Talo-San oo soo bandhigay nidaam cusub oo lagu caawinayo dhalinyarada danyarta ah

Borama Lughayanews . munaasibad balaadhan oo ay ka soo qayb galeen maamulka degmada Borama , saxaafada , shirkada telsom iyo ardayda waxkabarata dugsiyada iyo jaamacadaha Borama  ayaa lagu soo bandhigay hababcusub oo ay isku kaashan karaan dhalinyrada  islamarkaana lagu caawinayo kuwa danyaerta ah

waxana soo qaban qaabiyey ururka Talowadaag ee kahawlgala magaalada Boorama  HALKAN KA DAAWO HADABA

Gudoomiyaha gobolka Awdal oo ugu baaqay reer Borama in ay kala qayb qaataan dibad baxyada walaalahooda kale ee reer somaliland

Boorama (Lughaya) Badhasayaaaabka gobolka gobolka Awdal Mud, Axmed Xadi Sidci kahadlay xaalada guud ee dalka isaga oo taageero xoogan siiyey khudbad Sanadeedkii madaxwaynaha somalilad uu u jeediyey labada gole dhawaan .
Isaga oo kaga xog waramay arimo dhowr ah kuwaasi oo ay ka midyihiin nabadgalyada dalka heerka ay marayso iyo hawlaha hor yaala qaranka guud ahaan waxaanu ugu baaqay Dawlada Bretain ama UK in ay ka noqoto go aamadii ay ku gaadhay hawlaheedii ay ka waday Somaliland in ay Joojisay.
waxaanu ugu baaqay dhamaan dadwaynaha reer Borama in ay ka qayb qaataan banaanbaxyada heerka amaanka dalka lagagana soo horjeedo laga wado dalka oodhan ee la xiriirta xidhiidhka dubla maasi ee UK iyo Somaliland. DAAWO VIDIGAASI

DAAWO NUXURKA HADALADII MAAMULADA GABILAY IYO BORAMA OO AY KA MAQNAYD ARIMAHA NABADGALYADA

HALKAN KA DAAWO TALIYE XIGEENKA QAYBTA BOLISKA EE GOBOLKA AWDAL CISMAAN HARRY OO SI KULUL XUKUUMADA UGU EEDEEYEY HABKA CADAALADA

Daawo Maayerka degmada Lughaya oo kawaramaya xaalada dhabta ah ee degmada

Borama lughayanews. Maayarka magaalada lughaya Cabdilaahi Cali Awnuur oo socdaal kuyimid magaalada borama ayaa maanta shir jaraaid oo uu u qabtay saxaafada kaga xog waramay arimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin waxbarashada ,

halkan ka daawo hadab vediogaasi

WAALIDIIN CABASHOOYIN KA MUU JIYEY HABKA CADAALDA EE GOBOLKA AWDAL

Borama Lughaya. Waalidiinta kooxo dhalinyaro ah oo hore loogu taxaabay xabsiyada borama ayaa maanta cabasho iyo saluug ka muujiyey iyaga oo hortubnaa maxkamada degmada Borama horteeda waxana ay sheegeen waalidiintani in ay hanaanka cadaalada ay ka jirto cidjeclaysi iyo eex .Eedaymahaasina waxa gaashaanka ku dhuftay xeerilaaliyaha gobolka awdal isaga oo xusay in waalidiintani aanay maamuli karanin ubadkooda ayna haboontahay in sharcigu ciqaabo .HALKAN KA DAAWO

URURKA SAMAFALKA TAWFIIQ OO DEEQ LACAG AH GAADHSIYEY QOYS AGOON AH

Borama Lughayanews. ururka samafalka towfiiq ayaa maanta gaadhsiiyey qadar lacag ah qosy agoon ah oo degan magaalada Borama . Qaoskaasi ayaa waxa loogu talogaly in loo dhiso guri iyada oo baahida uguweyn ee haysatay qoyskaasi ay tahay hoy la aan
Hadaba masuuliyiinta ururka towfiiq oo tafaasiilka bixinaya deeqdan lacageed iyo xaalada qoyskan iyo cida soogaadhsiisay HALKAN KADAAWO

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.