Vivo to Somaliland Masses for Another Successful Election: They Have Marked Another Historical Milestone Regarding Their Indigenous Democracy

maqaalTalo iyo Tusaale: Masharxiinta u orday golaha deegaanka waxan lee ahay. Waxad gudateen waajibkiinii wadani nimo ee distoorko ini siiyay. Waxan inii sheegayaa tartan xalaala oon mandaqdan hore loogu arag baad gasheen. Tartana sideedaba wuxu leey yahay nin badiya iyo nin laga badiyo. Sidaa darted waxan Inii leey ahay hadii lagaa badiyo si sharaf leh utahniyadee walaala haaga kaa helay.  Waxaanad sugtaa doorshada danbe hadii Alla yidhaa. Kuna qanac wixii doorshada ka soo baxa. Doorshadan waxa goob joogayaal ka ahaa dad farabadan oo kala yimid dunida dacaladeeda. Continue reading

Saadaasha: Tartanka Xisbayada Somaliland oo Soo Kala Cadaanaya – Xisbiga Kulmiye oo Hogaaminaya Degmooyin Badan iyo Xaqsoor oo Kaalinta Todobaad Galay

XisbiyadaUruradaSomaliland

HARGEYSA – Tartanka siyaasada dalka oo soo kala cadanaysa ayaad kolba aragtaa guulaha iyo cabashooyinka ay xisbiyadu kala muujinayaan. Xisbul xaakimka ayaa tirsanaya guulo badan iyo si abaabul dheeraad ah halka Wadani iyo Ucid ay ku daba jiraan iyagoo u kala tartamaya kaalintii xisbigii burburay ee UDUB uu baneeyey. Ilaa imika waxa cad in xisbiga Kulmiye hogaaminayo codadka la tiriyey halka ururka Xaqsoor uu u badan yahay inuu hadhay marka lagu qiyaaso musharixiinta usoo baxay ilaa imika.

Continue reading

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.