Top Secret: Xirsi Oo Cell Phone Jabuuti Laga Soo Siiyey Siranyo Hadal Kaga Duubay Gabadhii Qarxisayna Xidhay

Ayaa u Hiiliyey Saylac Ayaase Hakraday

IloveSaylacSamaronLand102Anigoo ah Cilmi montekarlo waxaan halkan maanta rabaa inaan dadkeena aan xasuusiyo iyaa saylac u hiiliyey oo cadowga ka riday ayaase hagraday. Runta hadaad sheegto qaar badan ayaa kaa hor iman doonaa laakiin runta sheega baa la yidhi sidaas ayuu ilaahay inigu jeclaaniye.

Jabhadii Reer Jabuuti Furuud ee Muwaadiniinta Canfarta oo Dib Dagaalkii u Bilowday iyo Reer Selel iyo Awdal oo Garab Taagan

ReerSaylacForcesIyagoo ay wararku sheegayaan in dagaal xabad la’is waydaarsaday uu dhexmaray jabhada Furuud ee xoraynta Jabuuti iyo ciidanka Ismacil oo halkaa shacab badani ay waxyeelo ku gaadhay. Ciidanka Jabuutina laga qabsaday hub faro badan.

Continue reading

Tacsi, Tahniyad, iyo Hanbalyo ku Socota Shacabka Adal ee Reer Saylac

IloveSaylacSamaronLandFinalQurba jooga dalka ingiriiska ee reer  saylac oo diraya tahniyad, taageero , tallo, iyo tacsi. ku wajahan degmadayada saylac , borama. Continue reading

Yaad La Jirtaa – wararka La Isla Dhemarayo Ayaa Batay Markaa Siyaasiga Saylac Difacaaya iyo Caaqilka u Hiilinayaa Ha Is Cadeeyo

saylacFinalMayerHusseinIidleSAYLAC – Waxa cad in maamul goboleedka Siranyo ee loo yaqaano Somaliland uu si cad u cadaystay nacaybka uu  u qabo shacabka aqlabiyada ah ee Gadabursi sidaasi darteed shaqsi kasta oo Hargeysa u shaqo taga oo siyaasada ku jira waxa waajib ku ah inuu iskaga baxo oo uu soo galo Saylac oo garab istaago dadkiisa. Hadii aad maanta u hiilin waydid naga mid ma tihid.

Continue reading

Waraysi Lughaya News ay ka Qaaday Madaxwaynaha Awdal State Dr. Rashid Awnur Hersi

Waxgaradka Qurboojaga Beelaha Gadabursi oo Bayaan Adag Kasoo Saaray Qadiyada Saylac

bayaanGadabursiDiasporaWaxgaradka qurbojooga beelaha Awdal, Selel, iyo Galbeedka Gebilay ayaa shir ay iskugu yimaadeen oo ay kaga hadlayeen qadiyada Saylac kasoo saaray bayaan adag. Shirkaas oo aan kalfadhi aan caadi ahayn oo degdeg ah “Emergency Conference” Qodobada kasoo baxay shirka waxa ugu muhiimsanaa:

Continue reading

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.