Jawaabta shacabka ayaa laga sugayaa? Wasiirka arimahaa gudaha ayaa ka jawaabay waa maxay xidhiidhka ka dhexeeya rabshadaha Hargeysa iyo guuldarada ururkii fashilmay ee Xassan Ciise. Ururku ma fashilmeen dad masaakiin ahna dhiigoodu ma daadeet hadii la’iska qaban lahaa masiibada uu Xassan Ciise dalka isku dayey inuu ka dhex alooso waa sida ay wararku sheegeene.
Filed under: News | Tagged: somaliland, xaqsoor | 1 Comment »




