Waa Maxay Xidhiidhka ka Dhexeeya Rabshadaha Hargeysa, Ururkii Xaqsor, Buunbuuninta Hadhwanaag, Le Pen iyo Murdoch

XumaarSoorXaqsoorHadhwanaag

Jawaabta shacabka ayaa laga sugayaa? Wasiirka arimahaa gudaha ayaa ka jawaabay waa maxay xidhiidhka ka dhexeeya rabshadaha Hargeysa iyo guuldarada ururkii fashilmay ee Xassan Ciise. Ururku ma fashilmeen dad masaakiin ahna dhiigoodu ma daadeet hadii la’iska qaban lahaa masiibada uu Xassan Ciise dalka isku dayey inuu ka dhex alooso waa sida ay wararku sheegeene.

Continue reading

Saadaasha: Tartanka Xisbayada Somaliland oo Soo Kala Cadaanaya – Xisbiga Kulmiye oo Hogaaminaya Degmooyin Badan iyo Xaqsoor oo Kaalinta Todobaad Galay

XisbiyadaUruradaSomaliland

HARGEYSA – Tartanka siyaasada dalka oo soo kala cadanaysa ayaad kolba aragtaa guulaha iyo cabashooyinka ay xisbiyadu kala muujinayaan. Xisbul xaakimka ayaa tirsanaya guulo badan iyo si abaabul dheeraad ah halka Wadani iyo Ucid ay ku daba jiraan iyagoo u kala tartamaya kaalintii xisbigii burburay ee UDUB uu baneeyey. Ilaa imika waxa cad in xisbiga Kulmiye hogaaminayo codadka la tiriyey halka ururka Xaqsoor uu u badan yahay inuu hadhay marka lagu qiyaaso musharixiinta usoo baxay ilaa imika.

Continue reading

Ururkii Faashilkii ee XumaarSoor oo Afka Dhulka Loo Galiyey Degmada Lughaya

xaqsor, Xumaarsoor, xassan Ciiise

Lughaya –  Gudoomiyaha ururka Faashilka ah ee uu hogaaminayey shaqsi mudo dheer ka dhacsanaa saaxada siyaasada Somaliland Xassan Cise  ayaa Degmada Lughaya ee  gobolka Awdal wax taageero ah ka helin iyadoo sidoo kale saadaashu sheegayso inuu sidoo kale si foolxun ugu fashilmay degmooyinka Saylac, Borame, iyo Baki.

Continue reading

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.