Qaar Ka Tirsan Siyaasiyeenta WADANI Oo Uu Horkacaayo Axmed Xaaji Daahir Oo Soo Gaaray Casar Gaabkii Maanta Magalada Saylac

Saylac(Lug) Wafti balaadhan oo ka tirsan xisbiga Wadani  oo uu horkacayo siyaasi Axmed Xaaji Daahir  ayaa soo gaaray  casar gaabkii galabta magalo madaxda gobolka Salel ee SAYLAC.

waftigan ayaa u jeedadisuu tahay inay ka qayb galaan ololaha  bari  uu xisbiga wadani ku soo bandhigi doono gobolka salal gaar ahaan magalda saylac iyo deganada kale ee hoos yimaadaba.

waftiga ayaa intuu halkaas ku sugan yahay ayaa waxaa la filayaa inay kulamo gooni gooni ah la qaataan dhamaan musharaxiinta xisbigan ugu sharaxan gobolka Salel.

Lughayanews: Saylac.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: