Inbadan Baa Non-Appose Lagu Siiyee Imika Anaa Foos Weeyi- Reer Awdal/Selel Waxa Kasoo Bixi Kara Ninka Degan oo Kaliya – Reer Axmed Gurey-Samaron Land



Waxgaradka, Siyaasiyiinta, iyo hogaamiyayaasha reer Awdal iyo Selel iyo Galbeedka Gabilay waxay farayaa kooxaha Ismaciil ee riyoonaya in dagaalku uu Djibouti ka dhex qarxi hadii ay faraha kala laaban waayaan carqaladaha ay ku wadan xadka Selel iyo Djibouti. Maamulka Somaliland-na waxa la farayaa in tartankani noqon doonoo kii nabada Somaliland khatar galiya hadii ay si habsami leh u maamuli waayaan geedi socodka doorashada.

Waxa soo bixi karaa waa nin u dhashay oo kaliya qof kale masoo bixi karo – maanta waa anaa foos – ninkii badiyaa waa aniga, ninkii deganina waa aniga –

Cabdi jamac Warsame

Saylac, Selel

5 Responses

  1. Aniga oo ah ninka daga labada gobol ee awdal iyo salal cid aan aniga ahayn ka coday mayso ninka gadabuursi ayaa ka codaynaya nin ciisa ah kama codaynkaro wayo meeshu maha jabuuti orda aada dhulkina meeshan habartiin malaha anigu waxaan ahaa ninkii ugu horeyay ee noqda madaxwaynihii ugu horeeyaya jabuuti iska daye ma waxaad iigu imanaysaa somaliya kkkkkkk

  2. geesi xalkaa kaga hay,anaaguna wan kugu tageeraynaa .

  3. aad ayaan uga xunahay walaalahayaga jabuuti in ay xadka ka xidhaan dadkayagii lkn iyagu waxay u haystaan inay soo baxayaan ma soo baxayaan weligoodba gobolkan selelna waa awdashii labaad sxbyaal ha is daalinina ma garateen ciise waraabe
    kkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. reerku muu xoogaystay baryahan mise djib ayay isku hallaynayaan cajiiiiiiiiiiib

    • war reer ciisow masaakiin ayaé tihiin ma waxa ad donaysaan saylac iyo lughaya in aad mamushaan kkkkkkkkkkkk wa arin layaable dhulkan waxa iska leh gadabuursi ee yaan umadu inila yaabin nacasiinyahow

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: