Wasiirka Maaliyada Iyo Qorshaynta Qaranka Soomaaliya Oo Maanta Soo Kormeeray Dekada Magalada Muqdisho Oo Marakiib Caalamiya Joogan +Sawirro

Muqdisho(Lug) Wasiirka qorshaynta ee dowladda federalka ee soomaaliya ayaa maaanta kormeer howleed ku tagay Dekadda weyn ee magaalada muqdisho.

Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta Mudane: Maxamuud Xasan Suleemaan ayaa maanta booqashiidii ugu horaysay intuu loo magaacabay xilka ku tagay Dakada Caalamiga ah ee Muqdisho isagoona u kuurgaliyey sida ay u shaqeeyaan laamaha kala duwan ee ay ka kooban tahay Dakadu.

Dekadda weyn ee  magaalada muqdisho oo ka mid ah illaha dhaqaale ee ummada Soomaaliyeed ayaa waxaa ka soconaya howlo isu jira dhoofin iyo soo dajin badeecooyin kala duwan ayadoo dhanka kalena ay qaybo ka mid ah dekadda ka soconaya hawlo dib u dhis.

Wasiirka ayaa markii uu soo dhamaaday kormeerkiisa howleed waxa uu wareysi siiyay warbaahinta Qaranka waxa uuna sheegay in dhawaan ay samayn doonaan guddi farsamo oo loo xilsaari doono  baahida lagama maarmaanka ah ee kajirta dekadda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho.

Lughayanews: Muqdisho.

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: