Madaxweynaha Soomaaliya Oo U Anbabaxay Dalalka Jaarka Ah.

Muqdisho(Lug)  Madaxweyne Hassan Sheekh ayaa u anbabaxay dalka Dibadiisa waxaana lagu wadaa inuu gaaro wadamada qaar oo afrika ah, oo uu madaxda dalalkasi uu la kulmi doona uuna kala hadli doono xaalada dalka Somaliya iyo xiriirka somaliya kala dhaxeeya wadamada uu booqanayo.

Hassan Sheik Maxamuud ayaa wadamada uu booqanayo waxaa kamid ah Kenya oo lagu wado inuu kula kulmo madaxda dalkaasi gaar ahaan madaxweynaha iyo ra’isalwasaaraha iyo sidoo kale wadanka Jabuuti oo uu kula kulmayo madaxweynaha Jabuuti sida aaynu kasoo xiganay illo lagu kalsonaan karo oo ku dhawdhaw madaxweynaha,ugu horeyn ayaa lasheegay inuu ku hormarayo Jabuuti sida aanu wararka ku helnay

Madaxweynaha safarkaani ayaa waxa uu unoqonayaa kii labaad ee uu uga baxo Dalka tan iyo markii loo doortay xilka madaxtinimada dalka, iyadoona uu ka safaryaryahay sida muuqata madaxdii hore ee dalka soo martay.

Lughayanews:Muqdisho.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: