Askar Dad Shacab ah Rasaas ku Laysay Xeebaha Awdal iyo Selel

Askarta aan tababarnay ee maamulka Somaliland shaqaaleeyo ee uu rasaasta u dhiibo oo dad shacab ah oo caruur u badan oo meel u dhow xerada ciidanka Lughaya ku ciyaarayey laba qof ku dilay. Warkan oo kolba is badalaya ayaa waxa cad in ayna ahayn markii ugu horaysay ee askartu dad rayid ah been-been ku disho. Cuqaasha iyo waxgaradka ayaa in badan ku taliyey in hubka laga dhigo askar aan shaqada garanayn.

Wixii soo kordha kala soco Lughaya News

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: