Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland oo Degmada Lughaya ee Gobolka Awdal u Anbabaxay

LUGHAYA – Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxman Cabdilahi Saylici oo degmada Lughaya ee gobolka Awdal u anbabaxay kadib markii rabshado ka dhaceen la xidhiidha doorashada oo si xoogan looga qayb galay wareegan. Askariga khatasha gaystay oo kasoo jeeda Degmada Garbodadar ee gobolka Selel yaa beeshiisu ku tilmaameen khatal rabaani ah dilka ka dhacay Lughaya ayna u badan tahay inay qaadacaan ddoorashada gabi ahaanteedba. Askarigan oo rabay inuu rasaasta cirka u rido laakiin buuqii dhaliyartu ka awood bateen kadib qorigii hoos uga leexday.

Beesha uu kasoo jeedo askarigu iyo beesha ay kasoo jeedaan labada marxuun oo Lughaya u dhashay ayaa aritan isku afgartay inay khatal tahay fidnaduna tahay doorashada ayna u badan tahay inay cirka u laalaan oo ay qaadacaan doorashadan oo ayna xukuumadu galin wax qorshe ah oo miisaaman. Shacab baaxad leh oo u dhashay Lughaya, Awdal yaa ku sugan degaankaa oo cudud soo bandhigay ayse u badan tahay inay qaadacaan doorashada gabi ahaanteedba.

Safarka madaxwayne ku xigeenka ayaa kusoo beegmay wakhti xiisadi ka taagan tahay rabshado la xidhiidha doorashadu.

Lughaya News Lughaya

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: