Codbixinta Doorashada Golaha Deegaanka Oo Saaka Si Habsami Ugu Bilaamantay Gobolka Awdal Gaar Ahaan Magalada Boorama

Lughaya(Lug) Waxaa saaka haroortii hore codbixinta golaha deegaanku ka bilaamay dhamaan gobolada Awdal Iyo Salel  gaar ahaan magalada boorama oo dadkii ilaa sakaa  haroortii hore safaf dhaadheer u galeen sidii ay u codeen lahayeen.

xidhiidh ay lughaya la sameesay dhamaan degmooyinka gobolka Selal.ayaa la sheegayaa in ila ahada ay si habsi ah ugu socota gobolka selal oo ayna jirin wax dhibaato ah marka laga reemo goobaha qaarkood oo dib u dhac ku yara yimid wakhtigii laga bilaabi lahaa codbixinta doorashada.

waxii warar ah ee ka soo kordha Doorshada  kala soco LUGHAYANEWS:

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: