Doorashada Degaanka Somaliland oo La Filayo Natiijadii

Doorashada degaanka Somaliland ayaa maalintii shalay ka qabsoonta dalka badankiisa. Doorashadan oo mudo dib loo dhigay hawlo la xidhiidha abaabulka iyo taageerayaasha caalamiga dartood. Hadaba doorashadan ayaa ah doorashada lagu doorto “City Council” ka ee aanan ahayn ta xildhibaanada. Xisbigii tirada ugu badan hela ayaa qaata duqa magaalada “mayer.” Degmooyinka Awdal waa afar degmo oo ah habka loo galay doorashada -Baki, Boraama, Saylac, iyo Lughaya. Maamulkii Maxamed Xaaji Ibrahini Cigaal ayaa cadadka kasoo baxaya degmooyinka kala badiyey arimo la xidhiidha maaliyada ayaa loo aanaynayaa oo ayna maamulkaa ugu horeeyey u haynin wax mushaaro ah oo ay siiyaan halka dadka qaar sheegayaan waa tirada shacabka oo dadka qaar sidoo kale ay sheegeen in tirada xubnaha magaalooyinka lagu qiyaasay.

Doorashooyinkii hore xukuumada ayaa soo gudbin jirtay list ka dadka laga soo dooranayo degmo kasta oo hab xisbi ayaa loogu codayn jiray halka maanta shaqsiga toos loogu codeeyey “One man – One vote” Taasina ay keentay tartan xoogan. dadku ma qorna laakiin ilaaliyayaal ayaa xadidaya ku shubashada.

Natiijada doorashada ayaa la sugayaa dhawaan

Lughaya News

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: