Madaxweyne Faroole Iyo Qaar Ka Mida Golihiisa Wasiirada Oo Maanta Xaalad Indho Indhayn Ah Ku Tagay Dikeda Bosaaso +Sawiro

madaxweyne4Garowe(Lug) Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta Booqasho gaaban ku Tegay Dekeda weyn ee Magaalada Bosaaso taas oo uu ugu koorgalayo Mr:Faroole sida ay u shaqayso dekada bosaaso oo ah insha kaliye ee dowlada puntlan dalkhi ka hesho.

Wasiirka Dekeddaha ,Gaadiidka Badda iyo la Dagaalanka Burcad Badeeda Puntland  Eng.Siciid Maxamed Raage ,Wasiirka Maaliyada Faarax Cali Shire ,wasiirka Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda Puntland Eng.Maxamed Faarax Aadan ,wasiiro kale ,agaasimayaasha madaxtoyada iyo masuuliyiin kale ayaa wehelinayey madaxweynaha.

Balaarin lagu sameeyey dekedda Bossaso ,xafiisyada wasaarada dekedaha ,qaybta kaaluunka ,wasaaradaha maaliyada ,ganacsiga iyo arrimaha gudaha ayuu madaxweynuhu isku marey oo soo indha indheeeyey goobo la dayactirey ,kuwo la dhisey iyo qaar kale oo ka socoto hawshu.

Inta uu joogo Bossaso ayaa madaxweynuhu tagi doonaa meelaha ugu muhiimsan ee magaalada,waxana sidoo kale lagu wadaa inuu kulamo la yeeshey qaybaha kala duwan ee bulshada gobolka Bari.

dadka siyaasada puntland wax ka sheegay ayaa sheegaya in madaxweynuhu socdaaladiisu uu yahay in uu dadka reer puntland ee naqdiyada siyaasidii sidii isaga Gadi lahaa.

madaxweyne faroole 1

madaxweynaha2

madaxweyne3

madaxweyne4

madaxweyne6

madaxweyne faroole5

madaxweyne faroole7

madaxweyne9

madaxweyne10

Lughayanews:Garowe.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: