Boqortooyadii Adal ee Reer Ahmed Gurey oo Furahoodii Soo Ceshaday

SaylacStateAhmedGurey

Degmada Saylac oo waacusub u baryay – Waaba baryey arooryo baxsan maalin boqran –

Halkan ka akhriso magacyada golaha deegaanka Cusub ee Saylac

1 Caateeye Cismaan Muumin Gadabursi /Bahabar Celi(  Kulmiye)

2 Xuseen Iidle Barkhadle       Gadabursi B/Celi (Kulmiye ) (The New Mayor?)

3 Cabdikarim Aadn Kibaar   Gadabuursi H/Cafaan (Kulmiye)

4 Sacad Aadan Cige Gadabuursi /J/yonis Dudub(Kulmiye)

5 Mustafe Xasan Cabdilahi   Gadabuursi/Rer Maxamed (Wadani)

6-Maxamed Daahir Camir      Gadabuursi/Reer Nuur (Wadani)

7 Cabdiraxman Muuse Diiriye Gadabuursi B/Celi (Wadani)

8-Daahir Barkhad Cali         Gadabuursi/B/Celi (Dalsan)

9-C/Kariim Nuur Cisman     Gadabursi B/Celi (UCID)

10  Xasan Nuur Cali             Gadabursi/Jibril Yonis (UCID

11 Geesh Aadan Bile           Ciise/reer Geedi (KULMIYE)

12 Aadan Abdilahi Boodhle Ciise /reer Geedi (KULMIYE)

13 Siciid Muuse ————-   Ciise/Hooroone ( XAQSOOR)

14 Cabdinaasir Jamac  Hoori  Ciise/reer Geedi ( Wadani )

15 Axmed Migil Ciiltire         Ciise/Fuurlabe (Xaqsoor)

16 Maxamud Cigaal wacay   Ciise/reer Kuul (UCID)

17 Axmed Maxamud Farax      Ciise /Reer Ugaadh (Umadda )

Hadaba guushan usoo hoyatay beelaha dhabta u degan degaanka Saylac ayaa ah guul shacabka inta badan xaqooga la duudsiyey mid ay ku diirsadeen niyad jabna ku riday siyaasiyiin si toos ah xumaan cad ugu badheedhay iyagoon waxba kala socon degaanka runta ah ee xeebaha Awdal iyo selel. Xumaanta cad ee aan laga cafin doonin ee ay siyaasiyiinta qaar ku talaabsadeeni ma’aha mid ay degaanka ku rari karaan waase mid waxwayn u dhintay sumcadooda iyo rajadoodii siyaasadeed ee ay shacabka Somaliland ka filayeen waana mid lagula xisaabtami doono wixii maanta ka danbeeya iyadoon shacabka xeebaha Seel ayna mardanbe ka ogolaan doonin diulmiga cad ee xisbiga faashilka ee ku magac dheer Xumaansoor ku talaabsaday oo kaliya tuulada Baligubad dhawr mudane ka helay.

Lughaya News saylac – Caasimadii Boqortooyadii Axmed Gurey oo soo noolaatay maanta!

6 Responses

  1. qoryo ismaris ilaa qoryo ismaris war ileyn laxdaba ma dhaamaan ciise baadiyuhu .. anigoo ah nin j/yoonis ah waxaan u hanbalyaynayaa reerka balaadhan ee maxamed case siiba bahaber celi oo ciise madoobaha cagta wadada usaaray waxaanan idinkula dardarmayaa ciise danbe iyaanu xeebta iman haduu imaadan waxa iga walhi ah kaan qabto inaan sidii laxda ubireyn doono Guul Guul reer Samaroon Guuleysta inderayal maxamed case rag nool oo nafi kujirtad tihiin

  2. dhul ninkiisii baa iskale waan ognahay;
    Xaqa haddii afka la qabto feedhuhuu ka dillaacaa waakaa xaqii feedhaha kasoo baxaye Boorama cidi idin kuma haysatee hareeraha dayaca ka ilaaliya.

    Waan idiinku hambalyey nayaa guusha aad soo hoyseen maantuumbaad dantiina garateene dadaalka kordhiya.

  3. Dhul nin kiisiibaa iskale waan ognahay;
    Kaddib markii la arkay dhulka xeebaha badda cas ee ku dhereran lughaya iyo saylac ee hodanka ku ah khayraad ka dbiiciga ah ee Rabbi ku manaystay dadkiisuna hurdeen muddada dheer ayaa cidkasta hunguri gelisay, waxaase Ilaah maddii ah mar haddii ay maanta baraarugaan oo ay jiilka soo korayaa garteen qiimaha dhulku leeyahay, waxaana keenay baraaruga waxbarashada sare ee jaamacadaha Cammuud iyo Eelo ee dadaalka ha kordhiyaan dadkana hu ku wacyi geliyaan sidii ay gacmaha isu qabsan lahaayeen ee uga faa iidaysanlahaayeen khayraadka badda ito berrigaba.

    Wassalaamu caleykum waraxmatulaah.

  4. Xuseen Iidle Barkhadle u doorta mayaarka cusub ee degmada Saylac
    Dhageyso waraysi hore ee radio cadceed la yeelatey Xildhibaan Xuseen Idle Barkhadle

  5. assalamucalaykum dhamaantiin waaalaaalaha rer sheekh samaroon amaba reer adal anigu waxan idin leeyahay xabad ilka qorana yaan lagu arkin selel wax kabadala sidan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: