Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxman Saylici oo Dalka Uganda u Boqoolaya

cabdiraxmanSaylici

HARGEYSA – Waxa dhawaanka anba baxaya caasimada Soamliland ee magaalada Hargeysa Madaxwayne ku xigeenka jamhuuriyada Somaliland oo ka qayb galaya shir ka dhici doona dalka Uganda magaalo madaxdiisa Kambala. Hadaba ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in madaxwayne ku xigeenku uu ka hawl gali doono shirkaa isagoo la filayo in uu noqdo safar gaaban.

Safarkan ayaa kusoo beegmay wakhti ay soo afjarmeen doorashooyinkii golaha degaanka ee dalka ka qabsoomay bishan November 28 keedii 2012. Doorashooyinkaa oo mudo dib loo dhigay cilado dhinaca abaabulka dartood ayaa si habsimi leh u qabsoomay marka laga reebo dhawr shaqsi oo ku qudh waayey khatalo rabaani ah oo la joojin karayn.

Safarka madaxwayne ku xigeenka ayaa la filayaa inay ku weheliyaan qaar ka mid ah golaha wasiirada iyo xubno sarsare oo xukuumada ka mid ahi.

Lughaya News Hargeysa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: