Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyay Xeer Hoosaadyada Baarlamaanka Uu Ku Shaqayn Doono 3 Sanno Ee Socota

xilMuqdisho(Lug) Xildhibaanada baarlamanka Somalia oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka Qaranka ee magaalada Muqdisho ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyey xeer hoosaadka uu ku shaqeynayo afarta sano ee soo socota.

Kulanka  oo ay xaadireen 188 mudane ayuu guddoomiyaha baarlamaanku Ayuu Gudoomiyaha Barlaamanku MD: Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) wuxuu sheegay in xidihbaannadii kulanka soo xaadiray ay dhamaan  ku codeeyeen HAA, isagoo xusay inaysan jirin cid kasoo horjeesatay.

Xildhibaanada ayaa mudooyinkanba qodob qodob uga doodayey xeer hoosaadka oo ka kooban illaa 11 qodob, waxaana xildhibaanadu au sheegeen in xeer hoosaadkan uu ka wanaagsan yahay kuwii ay ku dhaqmi jireen baarlamanadii hore oo sida ay xuseen qodobo is burinaya ay ku jireen.

Mudaneyaasha baarlamanka Soomaaliya ayaa maalmihii ugu dambeeyay ka doodayay heer hoosaadka baarlamanka Soomaaliya ee afarta sano ee soo socoto waxaana maanta ay ku guuleysteen in ay ansaxiyaan baarlamanka.

 

Lughayanews:Muqdisho.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: