Natiijada Doorashadii Borama oo la Shaaciyey

breakingNewsBORAME – Natiijada Doorashada magaalada Borame oo la shaaciyey ayaa tibaaxaysa in xisbiga Kulmiye hogaaminayo halka Wadani uu muujiyey dardar cajiib ah oo xisbi da’yar muujin karo. Natiijadan ayaa kala saartay tartamayaasha halkaasna lagu soo gunaadaday tartankii doorashada degaanka ee afarta degmo ee gobolka Awdal doorashada ku galay oo kala ahaa Saylac, Lughaya, Baki iyo Borame. Doorashadan degaanka ayaa qabsoontay 10 sano kahor oo mudo dib loo dhigayey halka ta baarlamanka la filayo sanadka danbe iyadoo ay komishanku ku balan qaadeen in doorashadani tahay tii ugu danbaysay ee lagu galo ku shubasho iyo laaluush tartan ku dhisan.

Natiijadu waa sidan:

Kulmiye : 7

Wadani : 4

Ucid : 3

Umada : 3

Rays: 2

Dalsan :  1

Xaqsoor: 1

Magaca Musharaxa                           Urur/Xisbi       Codka

1-Maxamed Muhumed Farah Cali  Ummada          1680

2-Cabdiqani Daud Qalinle                Ummada         1540

3-sahra Ahmed Abdillahi                  Ummada        981

4-Maxamed Ahmed Ibrahim            Ucid                1441

5-Xassan Miigane Rayale                  Ucid               1295

6-Sharmaake Cabdi Miicaad            Ucid               1261

7-Cabdisamad Dhagawayne             Kulmiye         2867

8-Saleebaan Xassan Xadi                 Kulmiye         1684

9-Siciid Muuse Xoosh                       Kulmiye         1661

10-Ibrahim Ahmed Liibaan             Kulmiye         1383

11-Cabdiwahab Bashir Cumar         Kulmiye         1314

12-Abuubakar Farah Abdillahi       Kulmiye          1282

13-Xassan Muhumed Cumar          Kulmiye          1159

14-Ahmed Muammad Cadoosh     Dalsan              754

15-Xassan Ahmed Caynaan             Rays                 848

16-Maxamed Xuseen Maydhane    Rays                  745

17-Cumar Muhumed Jimcaale        Wadani            1707

18-Bade Muuse Gaafane                   Wadani           1327

19-Maxamed Aadan Muumin           Wadani          1241

20-Mukhtar Cabdilahi Ducale         Wadani           1229

21-Mustafe Maxamed Xassan          Xaqsoor          640

Lughaya News Borama

One Response

  1. Hanbalyo dhamaan xildhibaanada cusub ee degmooyinka borame baki lughaya iyo saylac waxaan leeyahay Allah ha inii fidudeeyo xillaas la inii doortay magaloyinkaasna ka shaqeeyo caafimaadka nadaafada b

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: