Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxman Saylici oo Senegal Lagu Soo Dhaweeyey

madaxwaynekuXigeenkaSomalilandinSenegalDakar – (Lughaya.Com) Madaxwayne ku xegeenka jamhuuriyada Somaliland mudane Cabadiraxmana Cabdilahi Wadaad Saylici ayaa si heer qaran ah caasimada dalka Dhakar loogu soo dhaweeyey. Madaxwayne ku xigeenka waxa socodaalka ku weheliya duqa magaalada Hargeysa  Huseen Mohamed Mahamud Jiciir iyo wafti balaadhan oo ka mida laamaha dawlada iyo xidhiidhka caalamiga. Madaxwayne ku xigeenka ayaa la filayaa inuu wadamo badan oo qaarada Africa ka mid ah socdaalkan kusoo maro isagoo u xamaan qaatay ictirraaf raadinta jamhuuriyada Somaliland.

 

Socdaalkan oo kusoo beegmay wakhti ay dalka ka qabsoontay doorashadii golaha degaanka ee dalku si habsami iyo dimuqraadiyadi ku dheehan tahay.

Lugahaya News Dakar

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: