Xisbiga Kulmiye ayaa kuraasta ugu badan ka helay gobolka Awdal afartisa degmo oo si hagar la’aan ah ay shacabku ugu codeeyeen. Ururka Wadani ayaa dalka oo dhan ka helay shacbiyad isku dheeli tiran oo hab xilkasnimo uu u maamulay gudoomiye Cabdiraxman Ciro iyo taageerayaashiisa bariga, badhtamaha iyo galbeedka Somaliland.
Maamulka Axmed Silanyo ayaa fuliyey balanqaadkisii ahaa inuu furay xisbiyada taasina ay keentay in shacabku doorto ururkii ama xisbigii uu doorbido.
Labada Xisbi ee Kulmiye iyo Ucid ayaa ahaa kuwo mudo soo jiray halka uu Wadani uu u buuxiyey kaalintii ay Udub banaysay. Ururada kale ayaan lahayn wax miisaan ah oo dhafsan aragti siyaasadeed oo dhaafsan caadifada jufo hooseedyadu ugu durbaan tumayaa kolba shaqsiga ka dhexmuuqda musharixiinta.
Sadexdan guulaystay iyo afarta urur ee hadhay ayaa laga rajaynaya inay si habsami ah u maamulaan guusha iyo guuldarada oo ay labadaba filayeen.
Lughaya News Borama
WADARTA GUUD SIDAY U KALA HOREEYAAN(KURAAS)
|
KAALINTA GOBOL
|
|||||
Party
|
KURAAS
|
%
|
KAALINTA
|
WADARTA
|
KAALINTA
|
|
KULMIYE
|
90
|
32%
|
1
|
KULMIYE
|
7
|
1
|
WADANI
|
59
|
21%
|
2
|
WADANI
|
15
|
2
|
UCID
|
34
|
12%
|
3
|
UCID
|
24
|
3
|
RAYS
|
29
|
10%
|
4
|
XAQSOOR
|
26
|
4
|
UMMDDA
|
28
|
10%
|
5
|
RAYS
|
28
|
5
|
XAQSOOR
|
28
|
10%
|
6
|
UMMADA
|
29
|
6
|
DALSAN
|
12
|
4%
|
7
|
DALSAN
|
39
|
7
|
TOTAL
|
280
|
100%
|
1. KURAASTA URURKU/XISBIGU HELAY
GOBOLKA
|
TOGDHER
|
SOOL
|
AWDAL
|
SANAAG
|
HARGEYSA
|
SAAXIL
|
TOTAL
|
URURKA/ XISBI
|
SEATS KURSI
|
||||||
KULMIYE
|
11
|
13
|
24
|
16
|
13
|
13
|
90
|
WADANI
|
12
|
8
|
13
|
11
|
8
|
7
|
59
|
UCID
|
3
|
3
|
7
|
3
|
10
|
8
|
34
|
RAYS
|
5
|
4
|
2
|
13
|
3
|
2
|
29
|
UMMADDA
|
11
|
4
|
6
|
5
|
1
|
1
|
28
|
XAQSOOR
|
2
|
5
|
8
|
1
|
10
|
2
|
28
|
DALSAN
|
1
|
2
|
4
|
2
|
2
|
1
|
12
|
KURAASTA
|
45
|
39
|
64
|
51
|
47
|
34
|
280
|
2. KAALINTA UU URUUR WALIBA KAGA JIRO GOBOLADA
GOBOLKA
|
TOGDHER
|
SOOL
|
AWDAL
|
SANAAG
|
HARGEYSA
|
SAAXIL
|
WADAR
|
KAALIN
|
PARTY
|
||||||||
KULMIYE
|
2
|
1
|
1
|
1
|
1
|
1
|
7
|
1
|
WADANI
|
1
|
2
|
2
|
3
|
4
|
3
|
15
|
2
|
UCID
|
5
|
6
|
4
|
5
|
2
|
2
|
24
|
3
|
XAQSOOR
|
6
|
3
|
3
|
7
|
3
|
4
|
26
|
4
|
RAYS
|
4
|
5
|
7
|
2
|
5
|
5
|
28
|
5
|
UMMADA
|
3
|
4
|
5
|
4
|
7
|
6
|
29
|
6
|
DALSAN
|
7
|
7
|
6
|
6
|
6
|
7
|
39 |
7
|
Data Souce: Somaliland Elections (Komishanka Doorashoyinka)
Filed under: News |
Leave a Reply