Baabuur kolanyo ah oo ay wateen ciidamo Ethiopian ah oo soo galay magaalada Booramae

ethiopiaBoorama (luhaya) waxa caawa soo galay gudaha magaalada Boorame Baabuur kolanyo ah oo ay wateen ciidamo Itoobiyaan ah kuwaasi oo aan lagaranayn kana koobnaa labaaataneeyo baabuur oo sixidhhidh isku daba socday.

Sida ay shabakada wararka ee Lughaya u xaqiijiyeen dad rayida oo ka gaab saday in la sheego magacdooda baabuurtani waxa ay soomareen jidka laamiga ah ee wadnaha magaalada iyaga oo uleexday dhinaca shacabka saacadu markii ay ahayd abaaro 10kii habeenimo saacada Afrikada bari waxayaer kadib na waxaa lagu warhelay dhawaqa saas laga maqlayey dhina xaafada shacabka .waxana wararku intaasi kudarayaan in ay ku raadjoogeen ciidamadani dad lasheegay in ay xiriir la leeyihiin kooxaha Alshabaab ee ka howlgala koonfurta Somalia.

Si aan u xaqiijino warkan waxa aan iskudaynay in aan laxiriirno masuuliyiinta amaanka ee gobolka hase yeeshee nooma ay suurto galin in aan helno .

Si kastaba ha ahaa tee maaha markii ugu horaysay ee ay ciidamo itoobiyaan ahi ay soo galaan gudaha magaalada Boorama iyada oo la ogyahay in wakhtiga ay doonaan soogala dalka
taasi aa lidi ku ah xeerarka caalamiga ah ee xuduudaha.

 

Lughayanews:Boorama.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: