Fadeexada Doorashooyinka Degmada Gebilay: Siday Wax u Dhaceen?

gebilayElectionsfraud2012(LUGHAYA.COM) – Degmada Gebilay ee gobolka Waqooyi Galbeed wax doorasho ah oo madax banaani kama dhicin sida ay sheegayaan ilo lagu kalsoon yahay oo madax banaani. Beesha bariga Gebilay ayaa xukuumada ka qabsatay sanuuqdii codka iyagoo ku doodayey in:

1- Tirada cod bixiyayaasha la naaxiyo oo la gaadhsiiyo ku dhawaad 70, 000 oo cod

2- In 4 kursi oo ay heleen shacabka degan galbeedka Gebilay (Baha Samaron) la diido oo la qariyo

3- In kuraasta loo qaybsado habkii “list” ka ahaan jiray ee xukumadadihii hore ay kuraasta degmada u qaybin jireen oo ah hab qabiil ee aan cod ahayn.

Hadaba Degmada Gebilay oo ay garbinayaan Muuse buuxi iyo Abiib Timo Cade ayaa arintaa qarinta codadka galbeedka Gebilay ku qasbay xukuumada iyagoo ku andacoonaya Gebilay iyo Hargeysa labadaba qalalaaso kama dhici karaan oo waxay wax u dhimi sumcada “Qaranka”

Halka ilo lago kalsoon yahay sheegeen in Gebilay noqoyay degmada kaliya ee ayna ka dhicin wax doorasho ahi oo musharixiinta ay maamulka Degmada, xukuumada iyo oday dhaqameedyada bariga Gebilay ee beesha Isaaq ay soo xuleen.

Galbeedka Gebilay ayaa ku tilmaamay nasiib daro in shacab wada dego Gebilay la’kala cunsuriyadeey iyadoo shaadh dawladeed la xidhanayo. Waxgaradka galbeedka Gebilay wuu diiday natiijada degmada oo ah mid aan sal iyo raad toona lahayn.

Lughaya News Gebilay

One Response

  1. waxaan aad uga xumay in lagula kaco falalkaas oo kale aabayaashii somaliland waxaan uga digayaa oo aan kula dardaarmayaa in sida uga dhaqsaha badan wax looga qabto arrintaa hadii kale waxaii halkaa ka dhacay ay madaxa u dhigan doonaan saddexda khamri cab ee iiidoorka ah waana digniintii ugu danbaysa tan waxa xigi doona in la kala garto xadka u dhaxeeya samaroon iyo iidooor waana la is yaqaanaa laaki kuwa hada barbaaray ee khamri cabayaash waan is baranaynaa ..

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: