Qaraabadii Dadkii Lagu Dillay Seemaal Sanadkii Hore Oo Shir jariad Ku Qabtay Boorama(Video)

Paste a Video URL

Boorama(luhaya) qaar ka mid ah qaraabadii dadkii sida xun loogu laayey deegaanka seemaal ee Degmada Baki ee Gobolka Awdal ayaa shir jaraid ku qabtay gudaha magaalada Boorama waxaanay aad u dhaliileen wasiirka arimaha gudaha somaliland oo ay sheegeen in aanu ilaa hada maxkamad hor keenin dadkii ka dambeeyey dilkii seemaal ee ay ku naf waayeen sadex qof oo ka soo jeeda deegaankaasi .

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: