Muuse Biixi oo Cadaystay Cadowtinimada uu u Qabo Reer Saylac iyo inuu Wali yahay Dagaal Ooge

failedKulmiyeSiyaasiga ku faana dilkii shacabka Soomaalida ah ee reer Awdal iyo Selel uu u gaystay ayaa wuxuu si toos ah u taageeray dhulboobka beesha Jabuuti ay ku hayso dhulka Soomaaliyeed. Muuse Biixi oo iloobay hadii uu dhulka Selel uu isku dayo inuu sharaf iyo jaa’isad uu ku raadsado inuu mushaarada uu maamul goboleedka Somaliland uu ku qaato inuu waayayo.

dagaal ooge Muuse Biixi oo ah shaqsi wax aqoon ah aan lahayn oo gacan ku dhiigle ah. Muuse waa mujaahil si u taageera tafaraaraqa maamulka uu 22 ka sano ku soo noolaa wuxuuna iloobay in Awdal haday jidka qaado uu ciiida cunayo sidiisii.

Anigu waxaan soo jeedinayaa inaan maamul goboleedka Somaliland ka baxno oo Absame iyo Soomaalida asalka ah dib cilaaqkoodii usoo cesho oo gacan bir ah ku qabano Jabuuti iyo Hargeysa labadaba. Awod waxaan u leenahay inaan Jigjiga iyo Laascaanood ku xidhano oo aan dhirbaaxo ku dhufano mujaahiliinta Hargeysa ku shira iyo dhawrka caado qaate ee ay soo diraan si ay shacabka awdal u kala furfuraan.

Cabdi Jamac

Kualalumpur, Malaysia

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: