Mujaahid Dhalinyar ah oo ku Qudh Waayey Rasaasta Askarta Juhalada ah ee Cadaysatay Dilka Shacabka

mujaahidSaylacBORAMA – Askarta ilaalada waftigii soogaadhay Borame ee falka argagixiso ka waday qadiyada Saylac ayaa rasaas la beegsaday shacab mudaharaadayey oo kasoo horjeeday xiisada gardaro ee ka taagan Saylac. Hadaba daawadaaysha cajalada iyo goobjoogayaashiiba waxa meeshaa ka muuqata in wiilkaa yari laba jeer la dilay. Marka koowaad waxa dilay askarta caadaysatay dilka shacabka ee aan la’la xisaabatamyn iyo shacabkii biyaha soo siiya lahaa iyo ka duubayey video-ga oo runtii xitaa “comfort” ama inuu ilmaha yar qabto oo uu maro ku duubo oo isku dayo inuu dhiig-joojin sameeyo midnabada ayna halkaa ka muuqan.

Shacabka Borame iyo guud ahaan dalka ee la kulmi doonaa rasaasta iska socota ee ay soo tuurayaan gacanku dhiiglayaashan hubaysani inay marka koowaad qofka dhaawaca ah la isku dayo in la badbaadiyo ilaahay ayaa wax badbaadiyee.

Inta la sawirayo in la caawiyo “victim-ka” shaqsiga dhaawacan

in xal degdeg ah laga gaadho sidii loosoo qaban lahaa askarigii iyo duubihiiba oo sharciga la horkeeno iyadoo lagu oogayo danbiga “murder and negligent” dilka shaqsi aan hubaysnayn iyo iska indhotirid shaqsi dhiban. Askarigu waa dile “muderer” wariyuhuna waa iska indhotire shaqsi dhiban”guilty of necligent”

Waa in caawin degdeg ah loo gaystaa qoyska wiilkaa yar ee gacanta gardaro ku qudh waayey iyo daranyada dadkii ugu soo gaadhay oo wax kale ku mashquulay iyo amarkii ilaahay oo gaadhay oo ay saacadu ka dhamaatay marxuunka.

 

 

 

2 Responses

  1. Dambiga waxaa iska leh Jabhadkii SNM ee toogtay waa in la soo qabto iyo weliba kii amarka bixiyay

  2. Add ayaan uga xunahaay dhamaan magaca dhilinyaro wixi xambarsaana dhimashada iyo dhig baxa dhaliinyarada ,Ay u gaysanayaan daad dana shisheye wadaa o donaya inaay ka fuliyaan dhuul daad muslimin ah halkaay donto ha noqoto , wanaay ku gulaysaann donaan dhamaan idanka ilahaay Amiin . WSC

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: