warar kii ugu dan beeyey ee mudaharaadka iyo waftiga

ImageBoorama(Lughayapress) Mudaharaad ayaa marka kale dib uga bilowday magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal ka dib markii ay soo gaadheen wafti uu hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo wasiiro ka tirsan xukuumada siilaanyo sidoo kalena waxaa isna ka mid ah gudoomiyaha xisbiga KULMIYE oo ay fartu ku godan tahay .

Waftigan ayaa imika soo gaadhay magaalada Boorama waxaanay dadkii mudaharaadayey oo ku sugnaa wadooyinka ay dhagax la boobeen baabuurtii ay wateen waftigu waxaa la baxsaday waftigii ilaalidoodii oo rasaas ooda kaga qaaday dadkii wallow aan imika laga war qabin dadka ku dhaawacmay laakiin ilaa imika waa dhawaqeedu is qariyey rasaasta oo faraha ka baxday dadkuna waxaa ay beegsadeen halka ay waftigu ka dageen magaalada .

Xaalada magaalada Boorama ayaa imika aad ku kacsan ka daran sidii saaka lamana saadaalin karo wax uu  ku dambayn doono xaalku.

Boorama Lughaya.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: