Waxgaradka Qurboojaga Beelaha Gadabursi oo Bayaan Adag Kasoo Saaray Qadiyada Saylac

bayaanGadabursiDiasporaWaxgaradka qurbojooga beelaha Awdal, Selel, iyo Galbeedka Gebilay ayaa shir ay iskugu yimaadeen oo ay kaga hadlayeen qadiyada Saylac kasoo saaray bayaan adag. Shirkaas oo aan kalfadhi aan caadi ahayn oo degdeg ah “Emergency Conference” Qodobada kasoo baxay shirka waxa ugu muhiimsanaa:

1) Waa in aan la’la kulmin waftiga uu horkacaayo Madaxwayne ku xigeenku ee ay ku jiraan nimanka siyaasiyiinta ah ee arinta Saylac aan dhex dhexdhexaad ka ahayn ee saxaafada ka hadlay

2) Waa in waftiga hargeysa kasoo kicitimay si degdeg ah uga baxaan Borame

3) Waa in aan aasanaa mujaahidka ku geeriyooday qadiyada Saylac oo loo sameeyo aas qaran marxuunka ilaahayna janadii farduusa haka waraabiyooo.

4) waa in sida ugu dhakhso badan loo dhaariyaa xildhibaanada Saylac oo ay shaqadii loo doortay ku dhaqaaqaan

Caaqilada, waxgaradka, aqoonyahanka, iyo siyaasiyiinta dalka gudihiisa jooga waxa ay waxgaradka qurbojoogu ku adkaynayaan inaanay la’la kulmin waftigaa Hargeysa ka yimid ee dhagarta iyo dhiiga sobobay. Sida ugu dhakhso badana ay uga baxaan Borame oo ay ku noqdaan meelihii ay ka kala yimaadeen.

Shacabka reer Adalna waxa waa in ay aastaa mujaahidkooda oo ay dhaarsadaan xildhibaanadooda Saylac.

Gadabursi Bayaan

One Response

  1. berigii bore gadabursi dir ayaan u haystey laakiin waxa cadaatey in ay ka hareen mareexaanka oo berigii hore halkan xukumi jirey oo ugaas nuur after axmed gurey uu ka mid ahaa ilaa waxay degi jireen bari mareexanku , webi loo yaqaan mareexaan ayaa dhulka ciisaha ithiobia ku yaal inta u dhaxaysa canfarta iyo ciisaha markaa mareexan waa la jabiyey beri hore waxayna u guureen gedo , waxay fariin u soo direen inta boraama agagaarkeda kaga hartey waxayna ku yiraahden gedo kusobiira gedo biirsada ilaa markii danbe magacii isu bedelay gedo buursi hadaba dadka aan iriri moodeyno waa daarood waana in ama gedo u guuraan ama edeb ku fadhiyaan dhulkan dirta ilaah ku beeray

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: