WAR DEG DEG AH: Shihiidkii Labaad Oo Gordhawayd Ku Geeriyooday Isbitaalka Guud Ee Magaalada Boorama

mujaahidSaylacBorama(Lughaya) War hada ku soo dhacay shabakada caalimiga ah ee Lughayanews ayaa sheegayaa in mardhowyad  geeriyooday  WIIL  labaad oo  dhawaac  shalay ka soo gaaray  rasaas ay maamulka hergeisa ku fureen dad u dibad baxayey waxay xaqa u lahayeen.

Shihiidkan labaad ayaa ah  qofkii labaad ee u qudhbaxa arinta saylac taas oo la filayo inay cusbo ku sii shubto wadahadalka ay u joogan qaar ka tirsan SNM gudaha magalada boorama.

insha ku hay waxii ka soo kordha.  lughayanews

One Response

  1. Asc war hunno first aid wa in la barta sida dadka loo badbadiyo. ad ban uga xumahay. allah uu naxaristo.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: