Diirada Lughaya: Arinta Saylac Waa Dhamaatay Lakiin Halganku Wuu Bilaabmay

game overLughayanews: Sida laga warqabo arimaha sidan oo kale ahi waxa ayihiin ku ina tusinaya Cadaawda qaawan ee Beelaha gadabuursi ay u hayaan beelaha Ciiseaha iyo isaaqu taasi oo marka loo dhabo galo ku qotonta go aamadii shirarkii SNM iyo Ciisaha Dhexmaray wakhtiyadii dagaalka sokeeye kuwaasi oo ay ku jireen in beelaha Gadabuursi la iska dhex qaado islamarkaana laga tirtiro dhulkooda iyo taariikh dooda sobobta oo ah waxa layaab ah in Somaliland oo Beesha dhexe ee isaaqa u ahayd Sanakii reer quraysheed oo kale isla markaana u ahayd mid muqads u ah ay ka doorbideen jiritaankeedii Heshiisyadii iyaga iyo Ciisaha islamarkaana Si badheedh ah uu odaygii ugu dadad waynaa ee Cabdiwaraabe inta uu ula af baxay Cuqaashii Gadabuuri in ay Siiyaan saylac Ciise isaga oo ka dulbooday dasduurkii iyo shuruucdii ay ku hesshiiyeen Beelaha somaliland.

dhinaca kale Muuse biixi oo isaguna Warbaahinta sicad uga sheegay in wakhtigii halgankii ay Ciisuhu caawiyeen maantana la gaadhay wakhtigii Isaaqu celinlahaa abaalkii.

.
Hadaba su aashu waxa ay tahay . Maxaa lagud-boon Dadka Gadabuursi ?
jawaabtu waxa aytahay qodobo badan soosocda

1-In la Siiwado Iskuduubnidii hada laguwajahay hawshaasi Saylac
2-In dadwaynaha kunool deegaanada Booramae ay u guuraan saylac Iyo Lughaya
3-in ladhiirigaliyo gudo iyo dibadba Golayaasha deegaanada degmooyinka saylac iyo lughaya
4-in ladoonto xuquuqda aynu kuleenahay deegaanada Gabilay iyo Djabouti
5-in Mashaariico horumarineed llaga hirgaliyo deegaanda Xeebaha

arimahaasi ma ah kuwo intaasi ku eg ee waa kuwo u banaan qofkasta oo muwaadin ah in uu fikirkiisa iyo wakhtigiisaba galiyo qadiyada dhuulkiisa.

Diirada Lughayanews.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: