Daawo Damaashaadka maanta Boorama

kadib markii Ku fashilantay Xukuuumadu ergadii ay ku  doonaysay in Beesha ciise la siiyo Maayaerka Saylacka isla markaana laga warhelay in wasaarada Arimahagudaha ee Somaliland Amar ku Bixisan in Si Rasmi ah loo dhaariyo xildhibaanada Saylac  ayaa markiiba waxa Bilaabmay damaashaad  iyada oo cirka sare loo riday baaruuda widhwidha ee looyaqaano Rashta waxaana ay dhalinyaradu ku dhawaaqayeen noolaada maayerka Cusub  , kuxigeenka iyo xildhibaanada  daawo Sawiradan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: