Hambalyo Hambalyo – Mayerkii Saylac iyo Ku Xigeenkii oo Imika La Dhaariyey

HambalyoMayerkaSaylaciyoKuxigeenkaSAYLAC – Waxa hadda la dhaariyey Mayerkii Hussein Iidle Barkhadle iyo ku xigeenkiisii Sacad Dahir Cige: Ilaahay waxaan uga baryeynaa inuu hawsha u dhibyareeyo ayey shacabka u hanbalyeynayey ku dhawaaqayeen.

Dhamaan laamaha dawlafu waxay ahaayeen goob joogayaal, maxkamada, badhasaabka, iyo wasaarada arimaha gudaha –

wariyaha Lughaya News ee saylac oo goobjoog ahaa ayaa si toos ah usoo gudbiyey fariintaa qaaliga ah ee dhiigii Jimcaale ku daatay iyo marxuunkii labaad ee dhaawaca ahaa ee ku qudhwaayey qadiyada saylac.

waxa sidoo kale ay shacabku hambalyo u dirayeen dadwaynihii, caaqiladii, iyo mujaahidiintii ka qayb galay badbaadada iyo xoraynta Saylac.

Wixii war ee soo kordha la socda

Lughaya News Borama

5 Responses

  1. Wow i could not wish a better happy new year
    to myself than this great news.
    I pray god to welcome my mujahidin brothers
    who lost theirs life for defending seylac elected
    mayor and deputy mayor.from the hart of uk
    happy new year,now i can taste the break fast.

    • We do not need only empty words, but real action now on what happened to these young brothers of ours who lost their lives for a noble cause of standing up what is right and defending the dignity of their people. We need to help those who lost their lives not only the moral support we have all shown so far, but financially for the griefing parents

  2. MashaAllah manta wa guul samaroon uu soo hoyatey. well done guys keep going. dib uu dhiska iyo horumarka dhulka samaroon haloo dhaqaqoo. long life to Adal empire. guul inshaAllah. support from uk. dhalinyarta jamacadaha uk ee awdal ka soo jeeda

  3. there is no more somaliland , samaron will sitt down and talk , from now on there is no faith to somaliland it was never fair nor democratik !1

  4. Hambalyo, Hambalyo Mudane Idleh,
    Waxaan Idlow ka sugaybna wa talabo wax ku ool ah od ka qabato horow marinta saylac iyo inaad ka ilaaliso soogalaytiga sharcidarada ah ee ka imanaya wadanada jaarka ah iyo goboloda kale. ee u imanaya amandarada magalada Saylac iyo taarikh xumaynteeda.

    Mudane hadaan nahay dhalinta iyo waxgaradka ree Saylac waxaan kula garabjogna hiil iyo hooba adiguna wa inaad si dagdag ah ugu dhaqaaqdo dhismaha dikada Saylac oo ah hunguriga gobolada Sayla, Gabiilay iyo Salaalba sida darteed wa muqadis arinta dhismaha Saylac city ee qorshahaga wax qabaad ha u horayso.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: